Dhalinyarada magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida dadkii ka badbaaday weerarkii Pizza House ayaa bilaabay olole lagu nadiifinayo baarka.
Dhalinyarada ayaa isaga timid magaalada, waxaana ku biiray dadkii ka badbaaday weerarkii Alshabaab, iyadoo qaaday tallaabo ay ku doonayaan in dib loo furo Maqaayadda caanka ahayd ee Pizza.
Dadka Muqdisho ayaa kasoo taagan Qaraxyada geysta waxayna had iyo jeer kasoo kabtaan qasaaraha naf iyo maal ah ee gaara iyagoo dib u dhista hantidooda, meydadkoodana aasta.
SAWIRRO