Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»SAWIRRO: Dayactir ka socda Xarunta Baarlamaanka Somalia ee Muqdisho & kormeer lagu sameeyay

    SAWIRRO: Dayactir ka socda Xarunta Baarlamaanka Somalia ee Muqdisho & kormeer lagu sameeyay

    June 18, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha golaha shacabka.

    Guddoomiye mahad ayaa ugu horeyn koormeeray xarunta golaha shacabka oo howlo dib u dayactir ah ay ka socdaan, sidoo kalena xafiisyada qaar iyo wejiga hore ee dhismaha xarunta lagu sameynayo dayactir iyo qurxin.

    “Waxaa maanta sharaf noo ah in aan manta koormeer balaaran ku soo sameyno xarumaha golaha shacabka oo aan ka soo bilowno xarunta weyn ee golaha shacabka, kuna soo gabagabeyno xarunta Villa Hargeysa oo ah xarunta guddoonka iyo guddiyada” ayuu yiri guddoomiye Mahad Cabdalla Cawad.

    Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa intii uu koormeerka waday la kulmay Injineerada iyo shaqaalaha ka shaqeynaya howlaha dayactirka iyo dhismaha.

    “Waxaan xog wareystay Injineerada dhisaya xarunta Villa Hargeysa oo si kmg ah golaha ugu shaqeyn doono, waxan ay ii sheegeen in howshu ay si wanaagsan ku socoto, talooyin ayaa ku darsaday howsha ay wadaan maadaama aan rabno in xarunta ay la mid noqoto kuwa baarlamaanada caalamka ay yihiin..” ayuu mar kale yiri guddoomiye Mahad.

    Ugu dambeyn guddoomiye Mahad ayaa la kulmay qaar ka mid ah ciidamada amaanka ee golaha iyo agaasimayaasha oo uu ka xog wareystay xaaladaha ay ku sugan yihiin.

    “ Intii aan koormeerka waday waxa la kulmay ciidamada iyo agaasimayaasha qaar, waxay ii xaqiijiyeen iney heleen bishii la soo dhaafay mushaaraadkooda mida hada socotana ay heli doonaan arrintaas aad ayay noo farxad gelisay waxana ugu mahad celineynaa howshaas wasaarada Maaliyadda” ayuu ugu dambeyn yiri guddoomiye ku xigeenka labaad ee golahashacabka.

    Koormeerka guddoomiyaha waxaa ku wehlinaayay Habdhowraha guud ee golaha shacabka Mudane Xildhibaan Maxamed C/llaahi Xasan “ Nuux “.

    Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maalintii uu xilka la wareegay ka dib amray in dayactir iyo qurxin balaaran lagu bilaabo xarunta weyn ee golaha shacabka inta laga gaarayo howsha dhismaha ee xaruntaasi oo guud ahaan la qorsheynayo in si casri ah loo dhiso, shirarka golahana loo soo wareejiyo xarunta uu hada dhismaha cusub ka socdo ee Villa Hargeysa oo si kmg ah loogu sii shaqeyn doono.

    Image may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, standing and outdoor

    Image may contain: one or more people and people standing

    Image may contain: one or more people, people standing, sky and outdoor

    Image may contain: 1 person

    Image may contain: 4 people, people standingImage may contain: one or more people, people standing and outdoor

    Baarlamaanka Dayactir Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSoomaaliya oo Makamadda ICJ u gudbisay Jawaabta Dacwadda Muranka Badda ee Somalia & Kenya [Sawirro]
    Next Article Ra’iisal Wasaare Kheyre & Wafdigiisa oo Oslo kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo