Doontii ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso ayaa ugu danbeyn lagu guuleystay in la gaaro, kadib dekad KMG ah oo loo dhisay, waxaana saaka lagu bilaabay in laga dejiyo qalabkii iyo badeecadii saarneyd.
Ganacsatada iyo dadweynaha magaalada ayaa ku muddo toddobaad ah ku howlahaa sidii dhismaha dekad gaara oo Doontaasi tagta si looga dejiyo alaabta saaran oo lagu qiyaasay malaayiin doolar.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA