Qof ayaa ku dhintay, laba kalena waa ku dhaawacmeen Gaari ku qarxay agagaarka Sayidka, wadadda Maka Almukarama ee magaaada Muqdisho oo laga ilaaliyo madaxtooyada Soomaaliya.
Gaariga qaraxa qabsaday ayaa ahaa nooca Carib ee yaryar, waxaana la sheegay in miino lagu xiray ay kula qaraxday agagaarka Sayidka oo u dhow xarunta Wasaaraddaha Arrimaha gudaha iyo Amniga, waxaana qofka qaraxa u dhintay uu ahaa darawalkii gaariga.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA