Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»SAWIRRO: Hoggaamiyeyaasha labada Kuuriya oo kulan taariikhi ah yeeshay [Kim Jong-un 65 sano kadib u gudbay K/Korea]

    SAWIRRO: Hoggaamiyeyaasha labada Kuuriya oo kulan taariikhi ah yeeshay [Kim Jong-un 65 sano kadib u gudbay K/Korea]

    April 27, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood iyo dheeraad ah, uu noqon doono bilowga taariikh cusub.

    Labada hoggaamiye ee Kuuriya kulankooda uu noqonayaa mid taariikhi ah iyadoo madaxweyne Kim- Jong-un ee Waqooyiga Kuuriya uu noqday hoggaamiyihii ugu horeeay ee muddo 65 sano ah u soo gudba Koonfurta Kuuriya.

    Wadahadalka madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Moon Jae-in iyo dhigiisa waqooyiga Kuuriya Kim- Jong-un, ayaa ka dhacay aagga milatariga ka caagan ee labada dal u dhexeeya.

    Moon ayaa isna sheegay in uu rajaynayo in heshiis wayn ay ku gaaraan wada xaajoodkaas oo la filayo in ay xoogga ku saari doonaan in jasiirad la moodka Kuuriya laga dhigo meel nukliyeerka ka caaggan iyo in si rasmi ah loo soo af jaro dagaalka Kuuriya.

    Markii hore ayaa Kim Jong-un waxa uu noqday hogaamiyihii u horeeyey ee cag dhiga ciidda Kuuriyada Koonfureed, markuu ka tallaabay aagga milatariga ka caagan ee labada dal u dhexeeya oo uu si rasmi ah ula kulmay madaxweyne Moon.

    Labada nin ayaa si diirran isku gacan qaaday, ka dibna waxay ka wada tallaabeen xadka labada dal u dhexeeya oo waxay u gudbeen dhanka Kuuriyada Woqooyi, taas oo ahayd tallaabo ay ugu talo galeen in ay bixiso muuqaal togan.

     

    The two leaders shook hands while standing over the world's most heavily defended border before taking turns to cross over from north to south

    As Kim's car left the first round of talks for lunch, it was protected by 12 suited bodyguards who formed a ring around the vehicle while jogging to keep up

    A smiling Kim emerges right on cue from a large building on the northern side of the border, walked down a wide flight of stairs and strolled confidently toward Moon to begin the historic meetingSmiling broadly and exchanging greetings, the two shook hands for a long time, looking from outward appearances like old friends

    Both men pose for photos against the backdrop of dozens of journalists and guards

    Two fifth-grade students from the Daesongdong Elementary School, the only South Korean school within the DMZ, greeted the leaders and gave Kim flowers

     Kim and Moon strode past an honor guard and military band, before Moon introduced Kim to South Korean government officials

    Moon salutes a flamboyant-dressed South Korean welcome guard lined up to greet the North Korean dictator during the unprecedented summit in PanmunjomKim was greeted by Moon at 9.30am local time (8.30pm EST/12.30am GMT) before the pair walked together through Panmunjom accompanied by a military band playing Korean folk songsKim and Moon exchange glances with assembled North and South Korean officials, including Kim's sister, Kim Yo Jong (right)

    Kim Jong-un Korea North Korea
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAfhayeenka Wasaaradda Amniga oo si yaab leh u beeniyay Hubkii laga qaatay Xerada Gen. Gordon, Weerarna ku qaaday…
    Next Article Alshabaab oo shaacisay inay duleedka Kismaayo ku weerarreen Ciidamo la socday saraakiil Mareykan ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo