Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»SAWIRRO: Imaaraadku Miyuu aqoonsaday Somaliland..? [AKhriso War yaab leh oo ay qortay Wakaalada Wararka UAE]

    SAWIRRO: Imaaraadku Miyuu aqoonsaday Somaliland..? [AKhriso War yaab leh oo ay qortay Wakaalada Wararka UAE]

    March 15, 2018Updated:March 15, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa u muuqata inay qaaday tallaabo ay iskeed ugu aqoonsatay maamulka Somaliland iyadoo aan la shaacin.

    War lagu qoray wakaaladda wararka Imaaraadka Carabta ee WAM oo looga hadlay socdaalka madaxweynaha Somaliland ku jooga dalkaasi ayaa lagu soo qaatay ereyo muujinaya in Imaaraadku uu maamulka Somaliland ku sheego dal ay xiriir la leeyihiin.

    Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha madaxtooyada,Sheikh Mansour bin Zayed Al Nahyan ayaa qaabilay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Waxayna wakaalada wararka Imaaraadka ee rasmiga ah ay qortay in Sheikh Mansour iyo madaxweyne Biixi ayaa ka wadahadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dalsi loogu adeego danaha wadaagga ah ee labada dal iyo dadkooda.

    Waxay sidoo kale dib-u-eegis ku sameeyeen mashaariicda dhaqaale, bani’aadanimo iyo horumarineed ee Imaaraadku ka fuliyo Somaliland ee looga faa’ideynayo shacabka Somaliland.

    Imaaraadka ayaa ka tallaabo dheereeyey Itoobiya oo dhowaan war lagu qoray website-ka Wasaaradda arrimaha dibadda dalkaasi, kaasoo Somaliland loogu yeeray Jamhuuriyad si degdeg looga tiray, dibna loo saxay.

    منصور بن زايد يستقبل رئيس ارض الصومال 1 /Medium/

    جرى خلال اللقاء بحث العلاقات الثنائية وسبل تعزيزها وتطويرها بما يخدم المصالح المشتركة بين البلدين والشعبين الشقيقين .. كما تم استعراض البرامج والمشاريع التنموية والاقتصادية والإنسانية التي تنفذها دولة الإمارات العربية المتحدة لصالح أرض الصومال وشعبها الشقيق.

    منصور بن زايد يستقبل رئيس ارض الصومال 2 /Medium/HOOS KA AKHRISO WARKA OO INGIRIIS AH

    Mansour bin Zayed receives President of Somaliland

    ABU DHABI, 14th March, 2018 (WAM) — H.H. Sheikh Mansour bin Zayed Al Nahyan, Deputy Prime Minister and Minister of Presidential Affairs, received Muse Bihi Abdi, President of Somaliland, at the Presidential Palace on Wednesday.

    H.H. Sheikh Mansour and the President Abdi discussed ways of enhancing bilateral relations to serve mutual interests of the two countries and their peoples.

    They also reviewed economic, humanitarian and developmental projects being implemented by the UAE for the benefit of the people of Somaliland.

    منصور بن زايد يستقبل رئيس ارض الصومال 5 /Medium/

    منصور بن زايد يستقبل رئيس ارض الصومال 3 /Medium/

    Dekadda Berbera Imaaraad Muuse Biixi Somaliland UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxda dowlad Goboleedyada oo soo farageliyay Aqalka Sare & Go’aankii DP World oo Qarka u saaran in dib loo celiyo.
    Next Article Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo shir xasaasi ah ka leh Mooshinka Jawaari & Wararkii ugu danbeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo