Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»SAWIRRO: In ka badan 30 Gantaal oo lagu weerarray Suuriya & Muuqaaladii ugu danbeeyay

    SAWIRRO: In ka badan 30 Gantaal oo lagu weerarray Suuriya & Muuqaaladii ugu danbeeyay

    April 14, 2018Updated:April 14, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerarro duqeyn ah oo dalalka Mareykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska ay ku qaadeen dalka Suuriya.

    Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay magaalooyinka Dimishiq, Xims iyo magaalooyin kale oo Suuriya ka tirsan, waxaan wararku sheegayaan in weerarradaasi ay ka qeyb qaateen diyaaradaha dagaalka saddexda dal iyo maraakiib.

    Ilaa 30 Gantaal  oo nooca Tokahowk ayaa la sheegay in lagu riday bartilmaameedyo ka tirsan dalka Suuriya oo ay ku jiraan xarumo ciidan, wxaaana sidoo kale la adeegsaday Sawaariiqda diyaradaha dagaalka, iyadoo guud ahaan ay gantaallaha gaareen 112 gantaal oo lala beegsaday saldhigyo maleeshiyoon iyo xarumo seynis, waxaana wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in weli ay socdaan weerarrada.

    Kooxaha mucaaradka ayaa sheegay in Gantaalaha loo adeegsaday weerarrada ay gaarayaan in ka badan 100 Gantaal, iyadoo diyaaradaha dagaalka ee weerarka qaadaya ay gantaallaha ka ridayeen hawada dalka Lubnaan.

    Wasaaradda Gaashandhigga Mareykanka ayaa sheegtay in bartilmaameedyada la duqeeyay ay ka mid yihiin xarumo baaritaan seyniska ah oo ku yaalla magaalada Dimishiq oo soo saara kiimikada, Xaruno lagu keydiyo hubka kiiminkada ee magaalada Xims, iyo xarumo lagu keydiyo hubja oo u dhow magaalada Xims.

    Dowladda Suuriya ayaa sheegtay inay soo riday gantaallo ka badan 10 oo ka mid ahaa kuwii lagu soo weerarray, waxayna ku eedeysay dalalka Mareykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska inay ku xadgudbeen Suuriya.

    SAWIRRADII UGU DANBEEYAY

    France Syria Top UK US Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWararkii ugu danbeeyay Weerarro culus oo Mareykanka, France iyo Ingiriiska ku qaadeen Suuriya [Qaraxyo waaweyn oo..]
    Next Article Taliyeyaashii NISA ee Gobolka Hiiraan iyo Magaalada Beledweyne oo xilalkii laga qaaday & Magcaabid [AKHRISO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo