Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»SAWIRRO: kooxda Alshabaab oo soo bandhigtay awoodda ay ku leeyihiin gudaha dalka Kenya

    SAWIRRO: kooxda Alshabaab oo soo bandhigtay awoodda ay ku leeyihiin gudaha dalka Kenya

    October 14, 20151 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ururka Al Shabaab qeybtiisa dalka Kenya ayaa baaq hanjabaad ah u diray dowladda Kenya, wuxuuna ku soo bandhigay video iyo sawiro muujinaya inay joogitaan weyn iyo awood ku leeyihiin gudaha Kenya.

    Waxay sheegeen Al-shabab inay ciidamo badan ka joogaan Keymaha Boni ee dalka Kenya, dhulkan waxaa la sheegayaa inay ku jiraan ku dhawaad 300 oo ciidan oo Shabaab ka tirsan, kuwaasi oo isugu jira Somaliy iyo Ajaanib u dhashay dalka Kenya. Sarkaal ka tirsan Shabaabka oo ka soo jeeda dalka Kenya, laguna magacaabo Sheekh Axmed Iimaan oo ka soo muuqday Video Shabaabka soo bandhigeen, ayaa sheegay inay awood ku leeyihiin Keymaha Boni, isaga oo fariin u diray Xukuumadda Kenya.

    “Anaga ayaa joogna Keymaha Boni ee Kenya ciidanka kufaarta Kenya waxaa leenahay hadaad awood leedihiin kaalaya oo naga saara”. Ayuu yiri Sheekh Axmed Iimaan. Sarkaalkaan wuxuu sheegay gudaha dalka Kenya inay ku faafin doonaan dagaalka oo ugu yeeray jihaadka. Sawiro Shabaabka ay soo bandhigeen, ayaa muujinaayay ciidamo ka tirsan Xarakada oo tababar ku qaadanaya dhul geedo waaweyn ay ku yaallaan oo howd ah, halkaasi oo ah Keymaha Boni oo Shabaabka ay ku jiraam.

    DAAWO SAWIRADA:

    Boni-Shabaab-1

    Boni-Shabaab-5

    Boni-Shabaab-2

    Boni-Shabaab-3

    Boni-Shabaab-4

    Wadani.com

    Alshabab Kenya Photos
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKhubaro Masaari ah oo baareysa shilkii diyaaradii Tristar Air ee ku dhacday duleedka Muqdisho
    Next Article XOG: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo lagu cadaadinayo inuu xilka ka qaado Agaasimaha xafiiskiisa

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo