Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar maanta dib uga furay shirka maamul u sameynta Hiiraan & Shabeelada Dhexe.
Shirkan oo dib u dhac weyn ku yimid ayaa lagu wadaa in muddo bil gudaheed ay lagu gabagabeeyo.
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com