Magaalada Gaalkacyo ayaa ka duwan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, iyadoo dagaalo ka dhaceen una qeybsan laba maamul, laakiin doorashadii madaxweynaha cusub maxaa ka dhacay..?
Dadweyneyihii magaalada ayaa isu soo baxay iyagoo si wadajir uga qeyb galay taageerada madaxweyne Farmaajo, farxada iyo Guushii lagu doortay Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa keentay inay dadku qaadaan jidgooyo iyo dhagxaantii labada dhinac u dhaxeeyay.
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com