Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday shalay kolonyo ka tirsan AMISOM oo ku sii jeeday magaalada Jowhar.
Qasaare xoog leh ayaa ka dhacay halkaasi, iyadoo lagu gubay gaadiid fara badan oo Sahay u siday ciidamada AMISOM, iyadoo dowladda Burundi ay qiratay in weerarkaasi looga dilay shan askari oo ka tirsan ciidamadoda jooga Soomaaliya.
SAWIRRO IYO MUUQAAL