Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 25
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025Updated:May 28, 20252 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Sawirro: Shirkii mucaaradka oo furmay iyo Shariif oo hoggaanka la wareegay
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Wadani Online) – Waxa goordhow hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho ka furmay shir ay leeyihiin mucaaraadka, kaas oo looga hadlay xaaladda cakiran ee dalka.

    Shirweynahan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa u dhan inta badan xubnaha mucaaradka oo ay ku jiraan madaxweyneyaal iyo ra’iisul wasaareyaal hore oo dhowaan uun kusoo laabtay magaalada Muqdisho.

    Wararka ayaa sheegaya in hoggaaminta mucaaradka uu hadda la wareegay Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo in muddo ah diidanaa qorshaha uu wado madaxweyne Xasan Sheekh.

    Sida ay ogaatay Wadani Online, shirweynahan maanta u furmay mucaaradka ayaa waxaa hadli doonaa arrimaha doorashooyinka, dastuurka iyo amniga guud ee dalka.

    Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali, sidoo kalena ah musharrax madaxweyne oo faah-faahin ka bixiyay shirkooda ayaa sheegay inay uga wada-hadayaan sidii dalkan loo badbaadin lahaa, isla markaana madaxweyne Xasan Sheekh loogu sheegi lahaa inuu kusoo laabto xeyndaabka sharciga.

    “Waxa aan ka hadleyno waxa ay tahay maamulka hadda jiro oo uu madaxweynaha ugu wayn yahay oo uu Ra’iisul wasaarihiisu ku xigo qaabka ay wax u wadaan oo ay rabaan waddanka inay doorasho uga dhacdo waa qaab waddanka uusan horay ugu sii socon karin” ayuu yiri Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali.

    Cosoble ayaa ku eedeeyay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha in dalka ay ku wadaan waddo khaldan, isla markaana ay tahay in laga hortago goor hore.

    “Ujeedkeenna waxa weeye aan wada badbaadino dalkan aan isku imaano, madaxweynaha aan u nasteexeyno oo aan ula talino oo aan u sheegno waddadan inay tahay waddadii shalay ee uu isaga hortaagnaa oo uu diidanaay waayey yuu na qaadsiin ayuu sii raaciyay.

    Dhinaca kale waxa uu soo hadal qaaday arrinta doorashada, isaga oo ku eedeeyay in Villa Soomaaliya ay waddo boob, taasina ay diidan yihiin.

    “Doorasho qof iyo cod ah ayaa lagu dhowaaqayaa, laakiin xaqiiqda dhabta ah ay tahay doorasho la rabo in lagu shubto ama la boobo” ayuu yiri Cabdulqaadir Cosoble.

    Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxalad siyaasadeed oo aad u cakiran, waxaana la’isku hayaan hannaanka loo wajahayo doorashooyinka dalka ee 2026.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose
    Next Article Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    Madaxweyne Mustafe Cagjar oo iska fogeeyay in Maaamulkiisu lug ku leeyahay kala qeybinta Ururka ONLF

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo