Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»SAWIRRO & VIDEO: Madaxweynaha Turkiga oo furay Buundada afraad ee ugu dheer Caalamka

    SAWIRRO & VIDEO: Madaxweynaha Turkiga oo furay Buundada afraad ee ugu dheer Caalamka

    July 2, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si rasmi ah u furay dhowaan Buundada ka mida kuwa ugu waaweyn caalamka oo ah nooca calaqan, waxayna Kaabadani dul mareysaa Badda Marmara ee dalka Turkiga.

    Buundada cusub oo loogu magac daray Osmangazi oo ahaa suldaankii ugu horeeyay Khilaafadii Cusmaaniyiinta, wuxuu dhererkoodu gaarayaa  2,682 Mitir ayaa lagu tilmaamay inay tahay tan afraad ee ugu dheer caalamka oo dhan iyo tan labaad ee ugu dheer Yurub.

    Waxaa si rasmi ah Khamiistii u furay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, waxaana ku baxday lacag dhan 1.3 Bilyan oo Doolar. Dhismaha Buundada ayaa dhismaheeda la bilaabay sanadkii 2010.

    Dalka Turkiga ayaa Buundada cusub looga arkaa horumar weyn oo ku soo kordhay dalkaasi, waxayna isku xireysaa Badda Marmara iyo Wadadda cusub ee Highway oo isku xiri doona magaalooyinka Istabul iyo Izmir oo dhismihiisa ay ku bixi doonto lacag dhan 6.3 Bilyan.

    Faa’iidada isla markiiba la taaban karo ee Buundada Osmangazi soo kordhisay ayaa waxaa ka mida in isu socoda magaalooyinka Izmir iyo Istanbul oo hore u qaadan jirtay muddo 10 saacadood ah, ay hadda noqoneyso in loo kala socdo oo kaliya 4 saacadood.

    Xafladii furitaanka Buundada cusub waxaa lagu marti qaaday ciyaaryahanka reer caalami ee dalka Turkiga kuna caan baxay tartanka Mootooyinka Kenan Sofuoglu.

    Madaxweyne Ordogan ayaa furitaankii Buundada cusub ka sheegay haddii Turkigu doonayo inuu noqdo dal dhaqaale ahaan xoog leh ay lagama maarmaan tahay inuu dib u dhiso kaabeyaashiisa dhaqaale, sida Buundooyinka.

    Gaariga caadiga ah ee Buundada doonaya inuu ka gudbayo waxaa markiiba laga qaadayaa lacag dhan 35 Doolar, halka baabuurta xamuulka laga rabo 110 Doolar, laakiin maalmaha ciidul fitriga ee soo socda ayaa lagu mari doonaa lacag la’aan.

    DAAWO SAWIRRO

    osman gazi bridge2

    osman gazi bridge3

    osman gazi bridge4

    osman gazi bridge5

    osman gazi bridge

    XULASHADA GOOBJOOGE.COM

    Buundada Afraad ee ugu dheer caalamka fourth-longest suspension bridge Ordogan Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShabeellada Dhexe iyo Hiiraan waa Shan u yar ha ii sheegin (W.Q: Awil Dahir Salad )
    Next Article Gaari Qaraxyo laga buuxiyay oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo