Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»SAWIRRO & VIDEO: Majaajiliiste xiisad diblomaasiyadeed ka dhex abuuray Jarmalka & Turkiga

    SAWIRRO & VIDEO: Majaajiliiste xiisad diblomaasiyadeed ka dhex abuuray Jarmalka & Turkiga

    April 16, 2016Updated:April 16, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Majaajiliiste caan ku ah dhinaca masraxiyadda oo u dhashay dalka Jarmalka ayaa xiisad ka dhex abuuray dalalka Turkiga iyo Jarmalka kadib markii uu barnaamij majaajilo ah oo ku dhisan jeesjees uu ku aflagaadeeyay Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan.

    Majaajiliistaha Jarmalka oo lagu magacaabo Jan Boehmermann wuxuu aflagaado kula kacay madaxweynaha Turkiga isagoo ka hadlayay TV laga leeyahay Jarmalka, isagoo akhriyay Gabay lagu aflagaadeeyay Madaxweynaha Turkiga oo kaliya aan ku tilmaamin inuu yahay keligii taliye balse ku sifeeyay nin caruurta jinsi ahaan uga faa’iideysta.

    Dowladda Turkiga ayaa ka dalbatay inay ogolaadaan in dacwad lagu soo oogo majaajiliistaha reer Jarmal ee aflagaadeeyay madaxweyne Ordogan, taasoo u baahan ogolaansho ay bixiso xukuumadda Jarmalka si ay u dacweeyeen.

    Xiriirka labada dal ayaa qarka u saarmay inuu xumaado, laakiin Ra’iisal wasaaraha Angela Merkel ay xalay ku dhawaaqday inay xukuumadiisa ogolaatay inay Turkigu dacwad ku soo oogo majaajiliistaha Jan Boehmermann, taasoo keentay muran badan oo ka dhashay gudaha dalka Jarmalka iyadoo xisbiga Angela Markel ku kala qeybsamay arrintan.

    Siyaasiyiin badan oo Jarmal ah ayaa cambaareeyay go’aanka xukuumadda Jarmalka oo ku soo beegmay xilli Jarmalka u baahan tahay taageerada Turkiga si looga hortago qaxootiga Suuriya ee ku qulqulaya dalalka Yurub.

    Turkiga ayaa adeegsaneysa qodobka 103 ee xeerka ciqaabta dalka Jarmalka oo marna la isticmaalin, kaasoo dembi ka dhibaya in la caayo hay’ado ama mas’uuliyiinta dalalka dibadda, waxaana sharcigan ay balan qaaday Ra’iisal wasaare Merkel in wax laga bedeli doono sanadka 2018.

    Majaajiliistaha reer Jarmal ee waxan oo dhibaato ah sameeyay  Jan Bohermann wuxuu sheegay inuu ku jeesjeesay madaxweynaha Turkiga taasina ay tahay mid caadi ah oo xoriyadda hadalka ka mida

    Madaxweynaha Turkiga wuxuu dalbaday in maxkamad la soo taago Bohermann si loogu qaado dacwad ah inuu gabay  aflagaado ah ka tiriyay isaga kaasoo gef iyo caay ku ah sharafta madaxweyne dowlad kale.

    DAAWO SAWIRRO
    jan-boehmermann
    Majaajiliistaha Jarmalka oo lagu magacaabo Jan Boehmermann

     

    Angela
    Ra’iisal wasaaraha Jarmalka Angela Merkel
    Ordogan
    Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan.
    Jan Bohermann
    Jan Boehmermann

    XULASHADA GOOBJOOGE.COM

    Angela Markel Jan Boehmermann Majaajiliiste xiisad ka dhex abuuray Ordogan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO SAWIRRO: Xasuuqii ciidamada AMISOM ka geysteen Buulomareer [DIGNIIN]
    Next Article Madaxweynaha Somaliya oo ka qeyb galay shirka sare ee Nabadda Afrika

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo