Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»SAWIRRO: Wasaaradda Maaliyadda oo dib loo dayactiray & Lixdii tiir ee Xasan Sheekh

    SAWIRRO: Wasaaradda Maaliyadda oo dib loo dayactiray & Lixdii tiir ee Xasan Sheekh

    October 27, 20162 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheikh Maxamuud ayaa  xariga ka jaray Wasaaradda Maaliyadda oo in mudo ah dhismo ku socday, waxaana xaflada ka soo qayb galay, Wasiiro, Xildhibaano, Taliyayaasha Ciidamada, Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha, iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda.

    Ugu horayn Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti ayaa sheegay in uu maanta ku faraxsan yahay in ay rumooday riyadii madaxweynaha oo ahayd inuu dib u dhis ku sameeyo Wasaarada Maaliyadda inta uu xafiiska joogo iyo in uu qabsoomo tiir ka mid ah Lixdii tiir ee Madaxweynaha

    “Waxaana niyada gashtay in Wasaaradda Maaliyadda aan dib u dhiso inta aan xafiiska joogo si shacabka loogu fududeeyo adeegyada ay uga baahan yihiin Wasaaradda oo hada madaxtooyada oo si KMG ah ugu shaqeeyso. Waxaa xusid mudan in aan haysanay lacag laba milyan oo doolar ah, oo ay dowladda Sweden noogu deeqday, waxayna soo jeediyeen shirkado shisheeya ah in la dumiyo dhismahaan, waxaanse go’aan ku gaarnay in Wasaaradda ay bixiso lacagta lagu dayactirayo dhismahaan halkii laga dumin lahaa, lacagta kalana waxaan ku dhisamaheeda ku bilaabaynaa bisha soo socota Wasaaradda Lacagta” Ayuu yiri Wasiirku .

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xirtitaanka xaflada sheegay in ballanqaadkii lixda tiir ay ka mid ahayd hagaajinta Nidaamka Maaliyadda Dalka, maantana lagu guulaystay tiirkaas.

    “Waxaa faraxad weyn ah in maanta si xowli ah dalka dib u soo kabanayo, waana meeshii labaad oo aan maanta furo. Afar sano ka hor waxaan ballan qaadnay in lagu samaynayo dib u habayn maamulka maaliyadda dalka, waana ku faraxsanahay meesha ay maanta waxa marayaan, waxaana maanta howl galay dhamaan hay’adihii dowlada isla markaana wada shaqayn buuxdana leh” ayuu yiri Madaxweynaha.

    Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in la hirgeliyey nidaam lagu aggoon karo dhaqdhaqaaqa maaliyadda ”Waxaa lagu tallaabsaday nidaam electronic ah oo aan waxba laga khaldi karin, dhaq dhaqaaq maaliyadeed oo kastana la oggaan karo sida uu u dhacay iyo cida samaysay. Waxaa meesha laga saaray lacagtii cadaanka ahaa ee la isticmaali jiray, Wasaaradda Gashaandhiga iyo tan maaliyadda oo is kaashanaya ayaa ku howlan in ciidanka loo sameeyo nidaam ay mushaarka ku qaataan”.

    Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka kooban 86 qol waxaana dayactirkeedu socday mudo hal sano ah. Wasaaradda ayaa uga fa’iidaysanaysa in shaqaalaha ay helaan xafiisyo ay ku shaqeeyaan, waxaana dadka shacabka u fududaynaysaa in ay adeegyadooda si sahlan ugu yimaadaan wasaarada.

    maaliyadda-03maaliyadda-04

    maaliyadda-02maaliyadda-01

    Wasaarada Maaliyadda Wsaaradda Maaliyadda Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Nin weerar ku qaaday Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo toogasho lagu dilay [Sawirro]
    Next Article Musharax cusub oo Garowe uga dhawaaqay inuu u tartamayo xilka Madaxweynaha Somalia

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo