Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/slaan Cumar Hadliye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tegay xerada Qaxootiga Dhadhaab, isagoo hordhaca u ah wafdiga madaxweyne Xasan Sheekh ee markii ugu horeysay booqan doona xeradaasi.
Wadahadal ayaa Dhadhaab uga socda Wasiir Hadliye iyo wasiirka amniga gudaha Kenya Joseph Nkesiery.
DAAWO SAWIRRO