Wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo shalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kana tirsanaa Shaqaalaha Idaacadda Shabeelle ayaa maanta lagu aasay Muqdisho.
Aaska Allaha u naxariistee Wariye Cabdicasiis Maxamed Cali Xaaji waxaa kasoo qeyb galay saxafiyiin iyo dadweyne, iyadoo tacsi loo diray qosykii iyo eaheladii weriyaha.
DAAWO AASKA WERIYAHA