Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dilka ah ku fulisay afar qof oo dil lagu xukumay.
Waxa lagu soo eedeeyay inay abaabuleen qaraxyo dad badan ku dhinteen oo bishii February ee 2016 ka dhacay magaalada Baydhabo.
Waxaa toogsho lagu fuliyay:
Cabdi ladiif Macalin
Xasan Aden Mursal
Sharmaad Aawow
iyo Ziyaad Xasan Faarax.