Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, July 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Saxiixa mooshinka lagu ridayo Ra’iisal wasaaraha oo bilowday iyo qiimaha lagu bixinayo (Xog yaab leh)

    Saxiixa mooshinka lagu ridayo Ra’iisal wasaaraha oo bilowday iyo qiimaha lagu bixinayo (Xog yaab leh)

    November 1, 2014Updated:November 1, 20142 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    XIldhibaano diyaariynaya Mooshin looga horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sicirka saxiixa mooshinka lagu ridayo Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa lagu bixinayaa qiime gaaraya $3000. kadib markii si toos ah loo bilaabay ololaha ridista xukuumadda oo uu hormuud u yahay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    In ka badan 55 xildhibaan oo loogu baahan yahay inay soo jeediyaan kalsooni kala noqoshada xukuumadda ayaa la sheegay inay heleen shalay ilaa xalay labada nin ee u xil saaran inay kharashka bixiyaan si loo helo tiro badan oo xildhibaanno ah oo saxiixa mooshinka la filayo in Baarlamaanka la geeyo toddobaadkan.

    Saxiixa Mooshin cusub oo socda
    Saxiixa Mooshin cusub oo socda

    Nin la dhashay madaxweynaha oo lagu magacaabo Cali Sheekh iyo xildhibaan lagu magacaabo Cali Ganey ayaa qaabilsan inay lacagaha laaluushka siiyaan xildhibaannada iyagoo ku shaqeynaya oo saxiixa iyo kharash siintuna ka dhacayaan Hotelka Centrale iyo Guri uu ku shaqeeyo xildhibaan Cali Ganey oo ku yaala albaabka madaxtooyada laga galo.

    Xogta ay heleyso Wadani.com ayaa sheegeysa in marka la siiyo xildhibaanka lacagta qeybta hore ee ah $3000 laga sawirayo aqoonsigiisa liisna laga qorayo, iyadoo kadibna loo balanqaadayo in la siin doono $2000 kale marka kalsoonida lagala noqdo oo la rido xukuumadda Ra’iisal wasaare C/weli.

    Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu amar ku bixiyay in qorshaha lagu  soo afjaro muddo aan ka badneyn saddex maalmood si degdeg looga fara xasho arrinta ra’iisal wasaaraha. taasoo u muuqata inay xowli ku socoto.

    wixii kasoo kordha kala soco www.goobjooge.com

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha oo laalay shirkii wada-shaqeynta Baarlamaanka iyo Xukuumada
    Next Article Guddoomiye Muungab oo hormuud ka noqday ololaha mooshinka lagu dirayo Ra’iisal wasaaraha

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo