Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Saynisyahan reer Iiraan ah oo CIA-da Mareykanka afduubtay oo lagu daldalay Iiraan

    Saynisyahan reer Iiraan ah oo CIA-da Mareykanka afduubtay oo lagu daldalay Iiraan

    August 7, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saynis yahan reer Iiraan ah oo xirnaa tan iyo sanadkii 2010-kii ayaa la daldalay, sida ay qoyskiisu shaaciyeen.

    Shahram Amiri wuxuu ahaa saynisyahan caan ah oo u dhashay dalka Iiraan, wuxuuna heer sare ka gaaray cilmiga niyukliyeedka isagoo hayay sir badan oo ku saabsan barnaamijka Niyukliyeerka dalka Iiraan, laakin waxay qisadiisu bilaabatay markii uu safar u aaday dalka Sacuudiga si uu u soo guto xajka sanadkii 2009.

    Safarkaas kadib ayaa la waayay saynisyahankan waxaana markii danbe la ogaaday inay dalka Sacuudiga ka afduubteen sirdoonka Mareykanka oo geystay dalkooda.

    Amiri oo dhashay sanadkii 1977, wuxuu ahaa nin si weyn looga qadariyo dalka Iiraan, balse dhacdadaasi kadib ayuu lagu arkay dalka Mareykanka isagoo sheegay  in la afduubtay cadaadis dhanka maskaxda ahna lagu saaray in uu CIA-da siiyo macluumaad xasaasi ah.

    Wuxuu sheegay in sirdoonka Maraykanka ay geeyeen guri uusan garanaynin meel uu ku yaallo, laguna duray dawo. Mar kale ayuu haddana muuqaal video ah ku sheegay inuu ka soo baxsaday maxbuusnimadii Maraekanka, wuxuuna dalka Iiraan ku laabtay 2010-kii, markaas oo loo soo dhoweeyay sidii qof halyeey ah.

    Shahram Amiri1
    Shahram Amiri

    Iiraan ayaa xabsi dheeer ku xukuntay iyadoo shaki weyn ka qaaday saynisyahankan mar ahaa nin dalkaasi laga jecel yahay, waxaana ugu danbeyn kagu fuliyay xukun lagu daldalay.

    Hooyadii ayaa sheegtay in maydka wiilkeeda loo keenay, iyadooo qoortiisa ka muuqdaan, calaamado muujinaya in la daldalay. Waxaa markii dambe lagu aasay magaaladii uu ku dhashay, waxayna tani soo gabagabeysay nolosha jaha wareerka badan ee Shahram Amiri.

    Shahram Amiri waxay CIA-da Mareykanka siisay lacag dhan 5 Milyan Doolar oo lagu siiyay warbixintii qiimaha lahayd ee uu ka siiyay barnaaamijka Niyukliyeerka Iiraan, waxayna sanadkii 2010 sheegtay inay aad ula yaabtay inuu iskiis u doorto dib ugu laabsahada Iiraan.

    CIA-da ayaa xilligaasi sheegtay inay aaminsan tahay in Shahram Amiri u yahay laba wejiile, waxayna ka shakisay in  Iiraan u ogolaatay saynisyahan inuu iskiis ugu dhoofo Sacuudiga, kadibna uu haddana iskiis ugu noqdo Iiraan.

    Wakaalado

     

    CIA Iran Shahram Amiri USA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirada Arrimaha Gudaha Maamul goboleedyada iyo dowlada Federalka oo ka furmay Baydhaba
    Next Article Farshaxanka Amiin Caamir ma ra’yigiisaa mise meel kale ayuu koobi ka soo sameeyaa? [FAAQIDAAD]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo