Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Senator Cumar C/rashiid oo Muqdisho kusoo laabtay iyo Su’aal aanu fileyn oo la weydiiyay

    Senator Cumar C/rashiid oo Muqdisho kusoo laabtay iyo Su’aal aanu fileyn oo la weydiiyay

    December 2, 2021Updated:December 2, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaarihii hore Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho, kadib sanado badan oo uu dibad joog dalka ka ahaa.

    Waxaa garoonka Muqdisho kusoo dhoweeyay xubno ka mida Midowga Musharixiinta oo ay ka mid ahaayeen Shariif Xasann Sheekh Aadan iyo Daahir Maxamud, wuxuuna sheegay inuu u yimid sidii uu qeyb uga noqon lahaa Doorashada, balse ay xaaladu cakiran tahay.

    Cumar C/rashiid oo ahaa Senator ka tirsan Aqalka Sare, balse muddo ka badan 4 sano aan dalka imaan, kana qeybgelin fadhiyada Aqalka Sare, marka laga reebo kulamadii ugu horeeyay ee Doorashada Madaxweynaha ayaa la weydiiyay markii uu waanta Muqdisho kusoo laabtay su’aal lama filaan ku ahayd oo ahayd:

    “Muddo ayaad dalka maqneyd adigoo ahaa Senator ka tirsan Aqalka Sare oo dibadjoog ahayd, haddana dhaliil ayaad jeedineysaa… maxaad inta aad Senatorka ahayd uga qeyb qaadan weyday isbedelka aad hadda raadineyso waqiga aad xilka ku fadhiday..?

    Jawaabtii Cumar C/rashiid ayaa noqotay: “Ninyahow Aqalka Sare waa tii la dilay sow maaha.. Aqal Sare maba jirin intii muddo ah, waxaa laga shaqeeeyay in la curyaamiyo oo muddo ayuu curyaansanaa. Far kaliya fool ma dhaqdo .. arrintu meeshaas ma taagnaa.. imaatinkeygu waa markii ugu haboonaa..”

    Kursiga Aqalka Sare ee Cumar C/rashiid ayaa waxaa jira kuraas kale oo la mid ahaa kana tirsan labada Aqalka ee Baarlamaankii 10-aad oo aanay wax shaqo ah qaban xildhibaannada iyo Senatoorada ku fadhiya haddana canshuurta dalka ay mushaar ahaan u qaadanayeen.

    Aqalka sare Cumar C/rashiid Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo Weerar ku qaaday magaalada Beledweyne iyo Caruur isku Qoys ahaa oo ku dhintay
    Next Article Dagaalkii dheeraa ee Farmaajo u galay inaysan Dalka Doorasho ka dhicin (Qormo xusuus ah)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo