Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Senator Falxado Deeqow oo cudurdaar ka bixisay War ay ka faafisay kulankii Kheyre & Siyaasiyiinta Kenya

    Senator Falxado Deeqow oo cudurdaar ka bixisay War ay ka faafisay kulankii Kheyre & Siyaasiyiinta Kenya

    October 13, 2020Updated:October 14, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Haweeney kasoo jeeda Soomaalida Waqooyi-Bari Kenya oo ka Senatorada Aqalka sare ee Kenya, laguna magacaabo Falxada Deeqow Iimaan ayaa cudurdaar ka bixisay, boggeeda Facebook-na ka saartay qoraal xaalad dhaliyey oo ay ka faafisay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

    Falxado oo ka mid ahayd Siyaasiyiinta Soomaalida Kenya ee uu maanta magaalada Nairobi kula kulmay Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook ku sheegtay in Xasan Cali Khayre uu balanqaaday inuu xal waara u raadin doono Dacwada Badda ee Kenya iyo Soomaaliya.

    Muddo kadib waxay qoraalkaasi ka saartay boggeeda, iyadoo cudurdaar bixisay, qoraalkeedii hore, iyadoo sheegtay in arrimaha ay ku sheegtay qoraalkeedii hore aan looga hadin kulanka dhex maray Ra’iisal wasaarihii hore, qoraalkeeduna ahaa mid marin dhinacyo badan marin habaabin ah. ayna iyada iyo xafiiskeeda aad uga xun yihiin dhaawaca iyo qaska uu abuuray qoralkaasi.

    Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa maanta qoraal uu faafiyey oo ku saabsanaa wixii looga hadlay shirkii Nairobi ku yiri: “Waxaa sharaf ii ah inaan maanta kulan wadatashi ah la yeeshay xildhibaannada iyo sanatarada Soomaaliyeed ee dalka Kenya. Waxaan uga mahad celiyay sida wanaagsan ee ay dadka Soomaaliyeed had iyo jeer u garab taagan yihiin. Horay waxaan wadatashiyo dhaxal gal ah ula yeeshay Shacabka Soomaaliyeed ee aan caasimadda dalka kula kulmay iyo madaxwaynaha Dowladda walaalaha nahay ee Djibouti oo qeyb wayn ka qaatay welina u taagan dib-u-dhiska dowladnimadeenna.”

    Lama oga in waxa ku kalifay Senatoorada Soomaalida kneya inay qoraalkan ku halgaado Ra’iisal wasaare Kheyre oo ku jira ololihiis ugu horeeyay ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, waxayna durba arrintan noqotay mid si weyn loogu hadal hayo baraha bulshada.

    Kenya Kheyre Senator Falhada Dekow Somalia Soomaalida Kenya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDeeqow Caliyow: 19 sano jir Dad ku laayey Hotelka Cas-casey, Kismaayo oo ka hadlay sida Alshabab u soo qaldeen
    Next Article Hay’adda NISA oo shaacisay inay qabatay Maado loo adeegsado Qaraxyada & Ganacsato dalka soo gelisay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo