Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»SH/HOOSE: Weerar Askar badan lagu dilay oo lagu qaaday Askar Galbineysay Gaadiid xamuul (Faahfaahin)

    SH/HOOSE: Weerar Askar badan lagu dilay oo lagu qaaday Askar Galbineysay Gaadiid xamuul (Faahfaahin)

    February 2, 2021Updated:February 2, 20211 Min Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerer jidgal oo culus ku qaadeen Gaadiid ay galbinayeen ciidamada dowladda inta u dhexeysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye.

    Weerarkan oo dhaliyey qasaare xoog leh ayaa ka dhacay Tuulada Doonka oo 10 KM u jirta dhinaca Galbeed ee Degmada Afgooge, siiba jidka aada Wanlaweyn, waxaana lagu beegsaday Gaadiid dhuxul siday oo ay galbinayeen ciidamada dowladda, iyadoo lagu dilay 9 qof oo laba ka mida ay yihiin Darawalladii Gaadiidkaasi.

    Wararka ayaa sheegaya in Gadiidkan Dhuxusha siday laba ka mida ay rogmadeen iyadoo isku dayay inay ka baxsadaan dagaalka ay Alshabaab ku qaadeen Kolonyada, waana dagaalkii ugu cuslaa ee dhex mara Alshabaab iyo ciidamada galbiya Gaadiidka Dhuxusha sida.

    Alshabaab ayaa sheegatay inay weerarka Wanlaweyn ku dishay 9 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda, iyadoo aanay weli wax war ah kasoo saarin Taliska Milateriga iyo maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.

    Alshabaab K/Galbeed Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa keenay inuu Siciid Deni ka dego Garoonka Cadaado, safar Dhulka ahna ku galo Dhuusamareb?
    Next Article Guddiga Kheyraadka ee Barlamanka Somaliya oo diiday Xil ka qaadistii Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo