Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Jobs»Shan Jago oo ka bannaan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya [Akhriso]

    Shan Jago oo ka bannaan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya [Akhriso]

    April 20, 2017Updated:April 20, 20175 Mins Read Jobs
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaan idin soo gudbinayaa shaqooyin ka banaan Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.

    Fadlan fiiri shuruudaha looga baahan yahay ilaa lix jago oo ah maamulka. Waxaa dhowaan la soo xayeysiin doonaa kuwa kale oo shaqaalaha Aqalka ka tirsan Insha Allah.

    1- Xog-haya Guud ee Golaha:-

    Shuruudaha looga baahan yahay

     Inuu Soomaali yahay, dhimirkiisu dhan yahay, aan danbe maxkamad xukuntey galin isla markaana da’diisa ka yareyn 30 sano

     Ugu yeraan shahaada 2aad ee jaamacada (master degree) oo la xiriirta sharciga ama maamulka iyo maareynta ama wax u dhigma.

     Inuu lee yahay ugu yeraan 7 sano oo khibrad shaqo ah oo la xiriirta howlaha maamulka.

     Inuu ku hadli karo islamarkaana qori karo ugu yeraan luuqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo Ingiiriska

     Inuu lee yahay aqoon uu si fiican ugu adeegsan karo aaladda Komputerka.

    2- AGAASIMAHA ADEEGGA GUDDIYADA, GUDDONKA IYO HAB MAAMUUSKA:-

    Shuruudaha looga baahan yahay

     Inuu Soomaali yahay, dhimirkiisu dhan yahay, aan dambi maxkamad xukuntey galin isla markaana da’diisa ka yareyn 25 sano

     Ugu yeraan shahaada 2aad ee jaamacada (master degree) oo la xiriirta maamulka iyo maareynta, maaliyadda, xisaabaadka ama wax u dhigma, sida; Political science, Law, Public administration, MBA iyo International relations…

     Inuu lee yahay ugu yeraan 3 sano oo khibrad shaqo ah oo la xiriirta howlaha maamulka, maaliyadda iyo xisaabaadka.

     Inuu leeyahay 5 sano oo khibro ah haddii heerkiisa/heerkeeda jaamacadeed yahay darjada 1aad Bach. Degree, takhasusaadka kor ku xusan.

     Inuu lee yahay aqoon uu si fiican ugu adeegsan karo aaladda Komputerka

    3- AGAASIMAHA WAAXDA MAAMULKA, MAALIYADDA IYO SAHAQAALAHA:-

    Shuruudaha looga baahan yahay

     Inuu Soomaali yahay, dhimirkiisu dhan yahay, aan danbe maxkamad xukuntey galin isla markaana da’diisa ka yareyn 25 sano

     Ugu yeraan shahaada 2aad ee jaamacada (master degree) oo la xiriirta maamulka iyo maareynta, maaliyadda, xisaabaadka ama wax u dhigma.

     Inuu lee yahay ugu yeraan 3 sano oo khibrad shaqo ah oo la xiriirta howlaha maamulka, maaliyadda iyo xisaabaadka.

     Inuu ku hadli karo islamarkaana qori karo luuqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo Ingiiriska

     Inuu lee yahay aqoon uu si fiican ugu adeegsan karo aaladda Komputerka.

    4- AGAASIMAHA WAAXDA QORSHAYNTA SAXAAFADDA IYO TIKNoOLOJIYADDA (ICT):-

    Shuruudaha looga baahan yahay

     Inuu Soomaali yahay, dhimirkiisu dhan yahay, aan danbe maxkamad xukuntey galin isla markaana da’diisa ka yareyn 25 sano

     Ugu yeraan shahaada 2aad ee jaamacada (master degree) oo la xiriirta maamulka iyo maareynta, saxaafada, IT ama wax u dhigma.

     Inuu lee yahay ugu yeraan 3 sano oo khibrad shaqo ah oo la xiriirta howlaha maamulka, Saxaafada, IT ama wax u dhigma.

     Inuu ku hadli karo islamarkaana qori karo ugu yeraan luuqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo Ingiiriska

     Inuu lee yahay aqoon uu si fiican ugu adeegsan karo aaladda Komputerka.

    5- AGAASIMAHA WAAXDA SHARCIYADA IYO KAYDKA:-

    Shuruudaha looga baahan yahay

     Inuu Soomaali yahay, dhimirkiisu dhan yahay, aan danbe maxkamad xukuntey galin isla markaana da’diisa ka yareyn 25 sano

     Heerka aqoonta: Master dgreee in law, political science or public administration

     Heerka khibradda shaqo:

    o Ugu yaraan saddex sano (3 years) oo kihibrad ah ama wax u dhigma haddii uu haysto Master degree.

    o Ugu yaraan shan sano (5 years) haddii uu haysto shahaadada jaamacadda darjajada 1aad Bach. ( law, political science or public administration)

    o ee 1aayeraan shahaada 2aad ee jaamacada (master degree) oo la xiriirta Sharciga ama wax dhigma.

     Inuu lee yahay ugu yeraan 3 sano oo khibrad shaqo ah oo la xiriirta howlaha Sharciga ama wax u dhigma.

     Inuu ku hadli karo islamarkaana qori karo ugu yeraan luuqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo Ingiiriska

     Inuu lee yahay aqoon uu si fiican ugu adeegsan karo aaladda Komputerka.

    6- AGAASIMAHA WAAXDA XIRIIRKA DAWLAD GOBOLEEDYADA:-

    Shuruudaha looga baahan yahay

     Inuu Soomaali yahay, dhimirkiisu dhan yahay, aan dambi maxkamad xukuntey galin isla markaana da’diisa ka yareyn 25 sano

     Ugu yeraan shahaada 2aad ee jaamacada (master degree) oo la xiriirta maamulka iyo maareynta, maaliyadda, xisaabaadka ama wax u dhigma, sida; Political science, Law, Public administration, MBA iyo International relations.

     Inuu lee yahay ugu yeraan 3 sano oo khibrad shaqo ah oo la xiriirta howlaha maamulka, maaliyadda iyo xisaabaadka.

     Inuu leeyahay 5 sano oo khibro ah haddii heerkiisa/heerkeeda jaamacadeed yahay darjada 1aad Bach. Degree, takhasusaadka kor ku xusan.

     Inuu aqoon fiican u leeyahay, taariikhda iyo juquraafiga Somaliya.

     Inuu si aqaanu ku dheehan tahay ula socoda arrimaha iyo xaaladda guud ee siyaasadda Somalia.

     Inuu ku hadli karo islamarkaana qori karo luuqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo Ingiiriska

     Inuu lee yahay aqoon uu si fiican ugu adeegsan karo aaladda Komputerka.

    Sida Loo soo codsanayo

    Dadka daneynaya waxay ku soo codsan karaan qaab online ah oo keliya. Waxaa lala soo xiriirayaa oo keliya dadka ku soo baxa liiska gaaban. Fadlan ku soo dir codsigaaga, Taariikh nololeedkaaga iyo nuqul shahaadooyinkaaga ka mid ah emailkan: [email protected]. Fadlan cinwaanka codsigaaga ka dhig jagada aad soo codsanayso iyo numberka tixraaceeda. Gabdhaha leh takhasuska iyo khibrada loo baahan yahay waxaa lagu boorinayaa inay soo codsadaan ugu dambeyn codsigaaga soo dir 24 April 2017 4:00pm.

    Mahadsanidiin.

    Aqalka sare Jago bannaan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQaadkii imaan jiray Muqdisho oo khilaaf dartii loogu wareejiyay Magaalada Jowhar
    Next Article AKHRISO: Ra’iisal wasaare Kheyre oo Afar Arrimood ka bedelay Xafiiskiisa & Qodob ka hor yimid

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo