Qoraal xalay kasoo baxay Waasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey shaacisay inay maanta fasax yihiin dhammaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa shirkadaha gaarka ah.
Wasaaradda ayaa qoraalkeeda ku sheetgay in Shaqaalaha Dowladda Federaalka & kuwa gaarka ay fasax yihiin Berri oo Sabti ah oo ku beegan 31- ka Ogost 2019, ahna Maalinta koowaad ee sanadka cusub ee Hijriyada Islaamka 01-01-1441H, kadib markii uu curtay sannadka cusub ee islaamka oo ku beegan maalintii uu nabigeena Suuban NNKHA ka hijroodey Magaalada Maka una hijroodey Madiina.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA
