Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo loo furay tababar soconaya muddo Bil ah (Sawirro)

    Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo loo furay tababar soconaya muddo Bil ah (Sawirro)

    July 31, 2018Updated:July 31, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumada federaalka Somalia ayaa Magaalada Muqdisho looga furay tababar soconaya muddo bil ah oo la xiriira kor u qaadida tayada iyo awooda Wasaaradda.

    Waxaa tababarkan fulinaya Machadka Daraasaadka iyo  Maareynta Masiibooyinka (SDRI) oo taageero ka helaya Hay”adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay ee FAO. Agaasimaha Machadka daraasaadka Culuunta Maareynta Masiibooyinka (SDRI) Maxamed Cismaan Maxamuud oo munaasabadaas ka hadlay ayaa sheegay in ujeedada laga leeyahay tababarkan ay tahay sidii loo xoojin lahaa awooda shaqaaluhu u leeyihiin dhinacyada horumarinta beeraha, Waraabka, Maamulka iyo Maaliyada iyo sidoo kale iney helaan xirfado la xiriira qoraalka iyo iney sameyn karaan barmaamijyo sare u qaadaya qeybaha ay ka shaqeeyaan.

    “Waxaan barnaamijkan la kaashanay khubaro ku taqasusay tababarada la xiriira beeraha kuwaasoo ka shaqeeyey manhaj dhameystiran oo loogu talo galay in lagu bixiyo duruusta mudada 30ka cisho ah ee uu tababarkan socdo” ayuu yiri agaasimaha oo intaa ku daray in shaqaalaha loo furay tababarkan la siin doono Shahaado caalami ah.

    Wasiirkii hore ee beeraha Xukuumada Somalia Ibraahim Baafo oo isna ka hadlay munaasabadan ayaa ka waramay muhiimada ay leedahay xoojinta awooda Wasaarada iyo gudashada waajibaadkeeda shaqo ee ay u heyso bulshada, wuxuuna u rajeeyey shaqaalaha Wasaarada in howlahooda ay wax badan ka bedelaan marka ay dhameystaan tababarkan.

    Wasiir ku-xigeenka Wasaarada beeraha iyo Waraabka Xaamud Cali Xassan ee Gebagebadii munaasabadaas ka hadlay ayaa uga mahad celiyey Machadka SDRI iyo heyadda FAO tababarka ay sida wadajirka ugu qabanayaan shaqaalaha Wasaarada, isagoo ku dheeraaday muhimada weyn ee ay leeyihiin tababarada noocan Wuxuuna shaqaalaha Wasaarada ka codsaday iney si hufan uga faaideystaan mudada uu socdo, ayna tayada shaqaalaha wasaarada wax weyn ka bedelaan.

    Munaasabadaas oo ku soo dhamaatay jawi aad wanaagsan ayaa waxaa sidoo kale hadalo ka jeediyey xubno ku hadlayey Maamulka iyo Shaqaalaha Wasaarada iyo aqoonyahano lagu casuumay Munaasabadan.

     

    Muqdisho Tababarka Wasaaradda Beeraha Wasaaradda Beeraha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Madaxtooyada oo Afgooye ku qabtay xubno ka tirsan Alshabaab & Farmaajo oo ku sii jeeda
    Next Article Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ka baaqsaday Dhagax-dhigga Mashruuc looga digay Socdaalkiisa Puntland

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo