Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Shariif Xasan: “Ma fileynin in la iga celinayo Baydhaba.. Lafta-gareen waa la ogaa siduu ku yimid”

    Shariif Xasan: “Ma fileynin in la iga celinayo Baydhaba.. Lafta-gareen waa la ogaa siduu ku yimid”

    March 6, 2022Updated:March 6, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynihii hore ee maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka halday amar ka yimid madaxweynaha K/Galbeed oo looga celiyey magaalada Baydhaba, loogu diiday diyaarad u kireysneyd inay u duusho Garoonka Baydhaba.

    Isagoo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu Shariif Xasan sheegay in falka lagula kacay uu aad uga xun yahay, waxa ka socda K/Galbeedna ay tahay gadboodfal aan xitaa u fiicneyn ninka hadda ka taliya.

    “Waxaa maanta dhacay si aad ah ugama hadli karo, maxaa yeelay ma ahayn waxaan filayey… Shalay ayaan rabay inaan baxno, waxaa nala yiri: Lix saac haddii la gaaro laguma degi karo Garoonka Baydhaba…, taasina ku-talagal ayey ahayd.. Anoo tii la yaaban saaka Hal saac ayaan galnay Garoonka, Diyaaradii na qaadi lahayd waa la diiday.. wax na qabto ma ahayn.. mar kasta waxaa la lahaa hebel ayaa diidan.. saacadaan ayaan kasoo baxnay Lix saac..” ayuu yiri Shariif Xasan.

    Wuxuu sheegay inuusan ahayn Ninkii loo diidi lahaa, isagoo soo dhisay maamulka Koonfur Galbeed, waxa uu raadinayeyna ay ahaayeen kursi ay beeshiisa leedahay. “Waxa meesha ka scoda waa magacaabis uu hal qof ku tasarufayo, inuu qalinkiisa i qabaneynin waan ogaa (Lafta-gareen), laakiin wuxuu sameeyay inuu diyaaradda iga celiyo..”.

    Shariif Xasan wuxuu ku eedeeyay inuu inkiray Odaygii Beeshiisa Shariif Muxudiin, isagiina Garoonka u diiday, waxa uu sameynayo C/casiis Lafta-gareen aysan ahayn wax wanaagsan. “Sida uu ku yimid C/casiis waa la ogyahay.. Reer K/Galbeed waxa hadda socda wax na anfacaya ma aha, halaga waantoobo” ayuuna yiri.

    Baydhaba C/casiis Lafta-gareen Doorashada K/Galbeed Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaamulka Gedo ee ‘Farmaajo’ oo Gobolkaasi u diiday Guddigii RW Rooble u diray (Akhriso)
    Next Article La-yaabka Doorashada 2022: Wasiir Malxiis ahaa oo laga waayey Goobtii Doorashada!

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo