Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay Gole wasiiro cusub oo isku shaandheyn lagu sameeyay golihii hore.
24 wasiir, 24 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiiru dowle ayuu soo magacaabay madaxweynaha maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana aan dhicin magacaabid la sugayay oo ku saabsan madaxweyne ku xigeen.
HOOS KA AKHRISO LIISKA WASIIRADA




![Shariif Xasan oo ku dhawaaqay Gole Wasiiro oo ku dhow 60 xubnood [Akhriso liiska Wasiirada]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/02/Gollaha-wasiirada-Koonfur-Galbeed.jpg)