Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka Soomaaliyeed oo ooqday goobihii xalay qaraxyadu ka dhaceen xalay magaalada Muqdisho ayaa fariin iyo qeylo dhaan u diray Soomaalida iyo siyaasiyiinta hogaanka heysa.
Sheekha oo ay ka muuqato qiiro ayaa ku baaqay in Alshabaab ku joogo taageerada dadka iyo mas’uuliyiinta siiyaan ururkaasi. Wuxuu Baarlamaanka Soomaaliyeed ku eedeeyay inay weli heystaan sharcigii argagixiso la dirirka iyo u hiilinta dadka Alshabaab ahaan loo qabto ee la xiro.
DHAGEYSO CODKA SHEEKHA
Wadani.com