Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Magacaabay Guddiga farsamada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka Galmudug oo barbar socda guddigii dowladda magacawday.
Qoraal kasoo baxay Sheekh Maxamed Shaakir ayaa lagu Magacaabey Guddigan oo ka kooban 11 xubnood, waxaana lagu sheegay in uu ku saleysan yahay heshiiskii dowladda federaalka iyo Maamulka Galmudug.
Kulan xalay Magaalada Dhuusamareeb ku dhex maray Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlusunna ayaa lagu kala tegay, taasoo keentay in Ahlu suna ay ku dhawaaqdo guddigan cusub.
Hoos Ka Akhriso Magacyada guddiga
