Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Sheekh Shakuul: Ma Raacdo-reeb ayuu u ahaa Axmed Madoobe, mise Laba-shaatile siyaasadeed?

    Sheekh Shakuul: Ma Raacdo-reeb ayuu u ahaa Axmed Madoobe, mise Laba-shaatile siyaasadeed?

    August 26, 2019Updated:August 26, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dad badan ayaa ku wareersan shaqsiyadda Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ah wadaad ganacsade weyn ka ah dalka Kenya, isla markaana muddo laba jeer ah isu soo sharxay xilka madaxweynaha Maamulka Jubbaland, kadibna shaaciyey inuu u tanaasuley Axmed Madoobe.

    Sheekh Shakuul waa wadaad aqoonyahan ah oo imaam iyo Khadiib kasoo noqday Al Faruq Islamic Centre ee dalka Mareykanka, waana milkiilaha Madina Mall iyo Eastleigh Mall oo ku yaala Magalada Nairobi ee dalka Kenya, waxayna qaraabo yihiin madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, isagoo lagu tiriyo kooxda Ictisaamka ee ah ex. Alitixaad.

    Sanadkii 2013 ayuu isu sharxay xilka madaxweynaha Jubbaland, wuxuuna sheegay inuu la tartamayo Axmed Madoobe, balse markii dambe waxaa la waayey meel uu ku danbeeyay, kadibna waxaa la arkay isagoo sheegaya inuu u tanaasulay Axmed Madoobe. balse mar danbe ayuu sheegay in doorashada la qabtay iyadoo musharixiin uu ka mid yahay aanay ogeyn oo la boobay doorashadii.

    Doorashadii ugu danbeysay Sheekh Shakuul wuxuu ka mid ahaa xubnaha ug firfircoon Isbaheysiga isbedeldoonka ee ka horjeeda Axmed Madoobe, wuxuuna u noqday afhayeen si weyn uga horjeeda Axmed Madoobee, balse markii la soo gaaray xilligii ugu adkaa ee garabka Axmed Madoobe ay diideen talooyinikii dowladda Federalka iyo Beesha Caalamka wuxuu qaatay mowqif ah in mucaaradkii Axmed Madoobe uu ka baxo, isagoo warbaahinta u sheegay in xal la raadiyo, waxa ay wadaan mucaaradkuna aysan suuragal ahayn.

    Waxaa la sheegay inuu qeyb weyn ka qaatay kala jabka Isbaheysigii ka horjeeday Axmed Madoobe, intaasna kuma ekaane wuxuu sharci darro ku tilmaamay dhammaan madaxweynayaasha is magacaabay, halka uu la kulmay, haddana taageeray Axmed Madoobe, wuxuuna hadda noqday nin u ololeynaya sidii loo taageeri lahaa madaxweyne Axmed Maxamed Islaam.

    Arrimahan oo dhan waxay keeneen in su’aal la geliyo in musharax Sheekh Ibraahim Shakuul ay dhab ka ahayd labadii jeer ee uu xilka madaxweynaha Jubbaland isu sharxay iyo inuu ahaa Ganacsade taageersan Axmed Madoobe iyo Wadaad la dhacsan siyaasadaha dowladda Kenya oo raacdo reeb u ah Axmed Madoobe, balse ku shaqeynaya la-wejiilenimo siyaasadeed.

    Axmed Madoobe Doorashada Jubbaland Jubbaland Kenya Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxmaan C/shakuur: “Madaxweyne 5 taliye ku bedelay 2 sano & Bar dagaal kulama jiro Alshabab”
    Next Article Dowlada Somlia oo Xabsigii Hay’ada NISA ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow, loona wareejiyey..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo