Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Sheekh Shariif: “Kama aqbali karno inuu Farmaajo burbur u horseedo Dowladdan, isagoo Boorso wata ayuu dalka yimid”

    Sheekh Shariif: “Kama aqbali karno inuu Farmaajo burbur u horseedo Dowladdan, isagoo Boorso wata ayuu dalka yimid”

    September 23, 2019Updated:September 24, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shir jaraa’id ku qabanaya gurigiisa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay socdaalka laga joojiyey inuu ku tago magaalada Kismaayo, isagoo cambaareeyay falkii lagula kacay.

    Sheekha oo hoggaamiya Xisbiga Himilo Qaran ayaa caddeeyay inuu aad uga xun yahay xayiraadda lagu soo rogay magaalada Kismaayo, wuxuuna sheegay inuu sharci u leeyahay inuu tago meeshii uu doono dantii uu doono haka lahaadee, Sharciga uu u leeyahay taas, isagoo sharci darro ku tilmaamay tallaabada ay qaadeyso madaxda dowladda Federaalka.

    Sheekh Shariif ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo inay daba taagan tahay siyaasiyiinta iyo maamul Goboleedyada, Baarlamaankiina la awood tiray, isla markaana meel liidata ay marayaan dhaqaalihii iyo amaanka.

    “Aniga waxaan lahaa dowladdan 4-ta sano ha la sugo, laakiin haddii aysan dowladan samir u lahayn inay dadka u ogolaato xuquuqdii asaasiga ahayd.. sidee dowladdan loogu aaminaa doorasho iyo in lala tartamo..?” ayuu yiri Sheekh Shariif oo sheegay in garoonka ay u siman yihiin isaga iyo Farmaajo ama muwaadin kastana uu ka duuli karo oo aysan jirin sabab qof gaara loogu diido.

    “Haddii xaaladu noqoto anigaa la i doortay oo wixii aan rabo ayaan sameynaa… Farmaajo isagoo Hotelkaan degan ayaa lagu wareejiyey awoodda, haddii dowladda ay garan weydo sharcigii ay ku dhisneyd… maanta nooma muuqato dowlad loo tanaasulo..” ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

    Wuxuu sheegay in dalku ku socdo meel halis ah, ayna halis ku dhowdahay dowladnimada Soomaaliya, wuxuuna soo jeediyey in la isugu yimaado si dowladan looga badbaadiyo dalka. “Waxaan caddeynaa inaan Farmaajo ka aqbali karin inuu burburiyo dowladnimada dhibaatada laga soo maray, isagoo Boorso wata ayuu dalka yimid, anigaana magacaabay, Kheyre waa la mid waxaan leenahay halkaas ku jooji ma aqbaleyno duminta dowladnimada..’ ayuu si kulul u yiri madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

    Madaxweyne Farmajo Sheekh Shariif Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSirdoonka Itoobiya oo shaaciyey Magacyada xubno ka tirsan Alshabab & Daacish oo Dalkaasi lagu qabtay [Sawirro]
    Next Article Alshabaab oo shaacisay Gaadiidkii ay ku qabsatay & Askartii ay ku dishay Weerarkii Saldhigga Ceel-Saniini [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo