Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Sheekh Shariif oo kashifay ballan uu ka baxay Madaxweyne Farmajo. “Qofkii la doorto Jini ayaa ku dhaca!”

    Sheekh Shariif oo kashifay ballan uu ka baxay Madaxweyne Farmajo. “Qofkii la doorto Jini ayaa ku dhaca!”

    April 27, 2019Updated:April 28, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa kashifay ballan uu madaxweyne Maxamed Farmaajo uga baxay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo uu ku kulmiyey magaalada Garowe, markii halkaasi loo joogay caleemo saarkii Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni.

    Sheekh oo ka hadlayay munaasabadda daah furka xisbigiisa Himilo Qaran ee maanta Muqdisho ka dhacday ayaa qeyb yar ka sheegay wixii dhex maray Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo uu isagu isu keenay markii Xasan Sheekh lagu eedeeyay inuu wado olole lagu duminayo dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

    “Waxaa Rabaa inaan idinkaga sheekeeyo arrin dhacday aniga iyo Madaxweyne Xasan sheekh-na na dhex martay waagii aan joognay Garowe, waxaa lagu xaman jiray inuu rabo inuu dowladda rido, gaar ayaan ula baxay waxaan ku iri: sidee wax u jireen.., wuxuu i yiri: waxba kama jiraan, gacanta ka qabtay waxaana u geeyay Madaxweyne Farmaajo, waxaa iri Madaxweyne ninkaan wixii lagu xamanayay waa beeniyey, wuxuu ogol yahay in labadaada sano dhammeysto… laakiin wuxuu rabaa cabashadiisa inaad dhageysato, waa yahay ayuu yiri, waana balameen, laakiin ilaa iyo hadda la isma arkin…” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

    Sheekh Shariif wuxuu kaloo si xeeladeysan u dhaliilay madaxweyne Farmaajo isagoo sheegay in qofka markii la doorto uu ku dhaco jinni diidaya inuu dadka kale wax la wadaago. “Marka qofka Soomaaliga la doorto, jini ayaa ku dhaca, jinnigaas waxaa la yiraahda, anaa la i doortaye maxay rabaan dadka..? War fariista. Aaamusa, laakiin muddo haddaa joogto waxaad ogaaneysaa inaad tahay qofka ugu daciifsan, maxaa yeelay culeys kasta adiga ku saaran yahay..” ayuu yiri Shariifka oo xaaladda dowladda hadda jirta ku tilmaamay in waxqabadkeedu liito.

    Farmaajo Sheekh Shariif Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXasan Sheekh oo u jawaabay Farmaajo: “Hogaamiye xoog badan oo gacan bira dadka ku qabta fitnadii…”
    Next Article AKHRISO: 3 Xildhibaan oo kusoo baxay Doorashadii magaalada Baydhaba. [Sidee u dhacday?]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo