Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Sheekh Shariif oo ku celiyey inuusan ogeyn Is-afgaradkii lala galay Kenya iyo Cumar C/rashiid oo u jawaabay

    Sheekh Shariif oo ku celiyey inuusan ogeyn Is-afgaradkii lala galay Kenya iyo Cumar C/rashiid oo u jawaabay

    October 13, 2021Updated:October 14, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo uu shalay 12- Oktoobar uu soo baxay go’aankii Dacwadda ee Xuduud Badeedka ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa mar kale waxaa la kowsaday dood ku saabsan heshiiskii 2009-ka ee dowladii KMG ah la saxiixatay Kenya oo muran badan kasoo taagnaa.

    Xalaf xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo musharixiinta Mucaaradka ugu dabaaldegeen wax ay ku sheegeen guusha laga gaaray Dacwadii badda ayaa dadkii ka hadlay waxaa ka mid ahaa madaxweynihii dowladda KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed oo mar kale ku celiyay,m kubna adkeystay inuusan waxba ka ogeyn Heshiiskii is-afgaradka (MOU) oo uu saxiixay wasiirkii Qorsheynta xilligaasi C/raxmaan C/shakuur, isla markaan uu la ogaa Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid.

    Sheekh Shariif waxa uu sheegay in wasiirkii iskaashiga caalamiga ah ee xiligaas Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu u sheegay qorshaha safarkiisa subixii uu u safrayay Nairobi “Markii aan Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid weydiiyayna sabab la iigu sheegi waayay, wuxuu igu yiri waxaan u malaynayay in aad ogeyd” ayuu yiri Sheekh Shariif oo iska fogeeyay heshiiskii is-afgaradka.

    Waxaa arrintan jawaab ka bixiyey Ra’iisal Wasaare hore Cumar Cabdirashiid oo sheegay inuu Sheekh Shariif qeyb ka ahaa nidaamka go’aan gaarista heshiiskii Kenya lala saxiixday: “Madaxweyne Shariif qayb ayuu ka ahaa go’aankii is-afgarad ee lala galay Kenya oo farqiga sameeyay.. Halista inkiraad arrintan waxay keeni kartaa inuu Farmaajo inkiro Kiiskii Qalbi-dhagax, iwm…”.

    Wasiirklii saxiixay is-afgaradkaasi C/raxmaan C/shakuur oo isna hadlay ayaa ku doodaya inuu heshiiskaasi asal u ahaa dacwadda badda, isgoo faahfaahin ka bixiyey sida uu ku yimid heshiiska ay Kenya la galeen 2009-ka.

    Wuxuu xusay in wakiilkii Qaramada Midoobay Walad Cabdalla iyo Dowladda Norway inay dowladda u yimaadeen, una sheegeen in haddii uu dhacayo waqtigii la xarayn lahaa dokumendiyada lahaanshiyaha dhul badeedka ee Qaramada Midoobay, taasna ay shardi u ahayd in ay is afgarad la gaaraan dowladda Kenya.

    C/raxman C/shakur Cumar C/rashiid Kenya Sheekh Shariif Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Qoraal Culus oo Garsoore Cabdiqawi ku diiday Qodobo ka mida Go’aankii Maxkamadda ICJ
    Next Article Shir ay Muqdisho ku lahaayeen Dowladda Somaliya iyo Midowga Afrika oo la isku mari waayey

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo