Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Sheekh Shariif si weyn u amaanay Doorka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya [Daawo Wareysi cajiib ah]

    Sheekh Shariif si weyn u amaanay Doorka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya [Daawo Wareysi cajiib ah]

    April 17, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xiisada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Imaaradka, isagoo ku baaqay in si degdeg loo xaliyo arrintaasi.

    Sheekh Shariif oo wareysi siiyay TV-ga Al Carabiya ee Sacuudigu leeyahay ayaa sheegay in dalalka Imaaraadka iyo Soomaaliya uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireen ah oo mararka qaar gaaray inay Soomaaliya noqoto dalka labaad ee ganacsiga ugu weyn la leh Imaaraadka, wuxuuna soo jeediyay in xal loo helo khilaafka yar ee soo baxay.

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si weyn ugu amaanay dowladda Imaaraadka inay taageero dhinac waliba leh la garab istaagtay shacabka iyo dowladda Soomaaliya, isla markaana ay gacan ka siiso dagaalka lagula jiro argagixisada.

    HOOS KA DAAWO WAREYSI AL-CARABIYA LA YEELATAY SHEEKH SHARIIF

    https://vid.alarabiya.net/2018/04/16/uae164/uae164___uae164_video.mp4

    Wareysiga Sheekh Shariif ayaa laga hormariyey war ku saabsan in Imaaraadku joojiyey heshiiskii milateri ee kala dhaxeeyay Soomaaliya, waxaana warkaasi lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo oo taageero ka helaya Qatar uu doonayo inuu xumeeyo xiriirka labada dal.

    Sheekh Shariif ayaa dhinaca kale wareysiga u adeegsaday inuu isku xayeysiiso isagoo sheegay in xiriirka Soomaaliya  iyo Imaaraadka uu heer sare gaaray intii uu isagu xilka hayay, wuxuuna bogaadiyay madaxda Imaaraadka Carabta.

    Dowladda Imaaraadka ayaa todobaadkan shaacisay in ay joojisay tababarradii ay siin jirtay Ciidamada Soomaaliya, kadib xiisad ka dhalatay lacag dhan  $9.6 Milyan oo lagu qabtay Garoonka Muqdisho.

    Alcarabiya Imaaraadka Sheekh Shariif Somalia Top UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDabley hubeysan oo Caawa Wiil Dhalinyaro ah toogasho ku dishay Magaalada Muqdisho
    Next Article Ciidamada Xoogga Dalka oo beeniyay in la boobay Xerada ciidamada Imaaraadka ee magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo