Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 30
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo Madaxweyne Farmaajo uga digay nuu Waqtiga ku dhammaado.. (Warbixin)

    Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo Madaxweyne Farmaajo uga digay nuu Waqtiga ku dhammaado.. (Warbixin)

    June 10, 2020Updated:June 10, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen uga hadlay xaaladda dalka, Doorashada, Ciidamada Itoobiya ee aan ka tirsaneyn AMISOM iyo xilliga kal guurka ah.

    Shirkan Jaraa’id ayaa ka danbeeyay kulan gaara oo ay wada yeesheen Madaxweynayaashii hore iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh iyo ku xigeenkiisa koowaad C/weli Muudey, laakiin ma jirin wax faahfaahin ah oo ay kulankaasi iyo wixii looga hadlay.

    “Doorasho Qof iyo Cod ah oo lagu celceliyay.. waxaa la is weydiinayaa Goormee dhacee.. iyo Sidee u dhacee..? Amni ahaan, siyaasad ahaan waxa nala tahay inaysan suuragal ahayn” ayuu yiri Sheekh Shariif oo caddeeyay in dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyad ay kala fogaadeen, amniguna aanu saamaxeyn doorsho noocaasi ah.

    Sheekh Shariif ayaa sheegay haddii uu waqtigu ku dhammaado dowladda hadda jirta iyo Madaxweynaha, ayna dhici weyso doorasho ay wax kasta dhici karaan, wuxuunas oo jeediyey in hadda in wadahadal laga galo arrinta Doorashada.

    Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isna Sheegay inay nasiib darro tahay halkii laga dhisi lahaa dowladnimada inay shaki badan ka jiro sidii doorasho loo qaban lahaa.

    “Doorashada waa arirn na hortaagan iyo mushkilad xal rabta. Qaddiyadda 2020 waa in laga hadlaa wax la qarsan karo maaha. Doorasho 4 bilood muddo ay ka dhiman tahay in la dhaqan geliyo suuragal maaha.. Disembar 2020 waa inuu Baarlamaan cusub oogo.. Febraayo 8, 2021 waa inuu madaxweyne la doortay jiraa.. haddii la qaban waayo oo xilligaas la tago loo fadhin maayo..” ayuu yiri Xasan Sheekh oo intaas ku daray inay su’aal ka taagn tahay Doorasho ma dhaceysaa mise ka dhaceyso?

    Mudane Madaxweyne Albaabka fur adaa reerka oday u ah.. haddii aad dadka isk u dooni weydo, laguu fariisan maayo. Madaxweynaha waan u caqli celineynaa: xilkaada inta ka dhiman Madaxweyne ayaad tahay.. waqtigaada haddii uu dhammaado annagaa nala mid tahat..” ayuu si cad u yiri Xasan Sheekh.

    Wuxuu ka dhigay dib udhac, dagaal inuu dhaco iyo is-jiid jiid. “Madaxweyne waqti ayaa kugu socda… go’anka adigaa iska leh, go’aan kastaa oo qaadata wixii ka dhasha adigaa qaadaya mas’uuliyadiisa.. Wixii sharci ah lagaaga xishoon maayo..” ayuu ka mid ahaa hadalladii uu jeediyey Xasan Sheekh.

    Doorashada Farmaajo Sheekh Shariif Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMareykanka oo Dalab Culus u diray Madaxweyne Farmaajo (Waa inaad shir isugu yeerto..)
    Next Article Puntland & Juballand oo taageeray Shirkii uu ku baaqay Aqalka Sare (Shuruud ka timid Punt..)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo