Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa faahfaahin ka bixiyey dhul shirkad ay leeyihiin ka dhiseyso xaafad guryo casri ah.
Sheekh ayaa ka hadlay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan dhul bannaan oo muddo dheer ay lahaayeen shirkadooda, wuxuuna caddeeyay qaabka dhulkaasi u soo galay iyo been abuurka laga faafiyey.
HOOS KA DAAWO SHEEKHA UMAL
Ganacsato uu ka mid yahay Sheekh Umal oo xaafad Casri ah ka dhiseysa magaalada Kismaayo [Sawirro]