Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Sheekh Umal oo Somaliland ku eedeeyay Fashilka Amni iyo Dagaalka Laascaanood

    Sheekh Umal oo Somaliland ku eedeeyay Fashilka Amni iyo Dagaalka Laascaanood

    February 10, 2023Updated:February 10, 20232 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada Soomaalida ee fadhigiisu yahay dalka Kenya ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool oo dagaal ka socdo maalmihii ugu danbeeyay.

    Sheekha oo Khudbadii Jimcaha ka hadlay xaaladda Laascaanood ayaa sheegay in magaalada Laascaanood ay ka duwaneyd magaalooyinka Somalilnad ee nabadda iyo horumarka heystay muddo 30 sano ah, ayna ka dhacayeen dilal lagu leynayo haldoorka degaankaasi.

    Maamulka Somaliland ayuu sheegay inuu ku fashilmay waajibkii ka saarnaa sugidda Amniga dadka Laascaanood, taasina ay ahayd khalad, kadibna markii ay dadkii magaalada adkeysan waayeen oo ka bannaanbaxeen aysan habooneyn in dadkaas xabbad lala dhaco.

    Sidoo kale Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in Somaliland aysan ahayn inay dagaal ku qaado Laascaanood oo madaafiic lagu rido markii ay dadkeedu go’aansadeen inay midnimada Soomaaliyeed raacaan.

    “Anoo og Soomaaliga maanta jooga akhrintiinsa, fahamkiisa iyo miisaankiisu inuu qabyaalad yahay oo in badan dhihi doonaan wadaadka waxa ka hadlinaya waa Qabyaalad, ayaan dan ka lahayn.. Xaqa inuu cadaado ayaa mhiim ah, haba qaraaraado…. laakiin xaqiiqada in la caddeeyo waa lagama maarmaan..” ayuu yiri Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

    Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa weli kacsan iyadoo weli ay dagaalladu ka socdaan, wuxuuna sheekhu ku baaqay in dagaalka la joojiyo oo xal la raadiyo, lana joojiyo dibaatada socota.

    Dagaalka Laascaanood Laascaanood Sheekh Umal Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo u jawaabtay Somaliland, iskana fogeysay Dagaalka Laascaanood
    Next Article Dowladda Kenya oo shaacisay Magacyada Xubno Alshabaab ah oo Dalkaasi laga raadinayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo