Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Shirkadda Buruuj oo si Sharci ah u yeelatay Dhul lagu qabsaday oo ku yaalla degaanka Jaziira

    Shirkadda Buruuj oo si Sharci ah u yeelatay Dhul lagu qabsaday oo ku yaalla degaanka Jaziira

    June 11, 2020Updated:June 11, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulan lagu soo gabagabeenayay muran ka taagnaa dhul cabirkiisu yahay 2000x400M oo kuyaala deegaanka Jaziira gaar ahaan xaafada Geeda-fuul  oo u dhaw Saldhiga Turkiga ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho .

    Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay, Dadkii Shirkadda dhulka ku qabsaday, Garwadeeno, Odayaal Dhaqameedyo, Sharci yaqaano iyo xubno ka tirsada shirkadda Dhismaha Buruuj. Dhulkaas waxaay Maxkamada Gobolka Banaadir u xukuntay lahaanshiyihiiisa Shirkada Buruuj tariikhdu markay ehayd 10-10-2019, kadib dadkii laga xukumayay dhulka oo ah kuwii Shirkada Buruuj ku qabsaday waxay ka qaateen xukunkaas Racfaan.

    Kadib waxaa soo dhexgalay arrintii dad odoyaal ah oo ku taliyay in Dukumintiyada laba dhinac wax ku sheeganayaan loo bandhigo si ay hubin ugu sameeyaan Ingineero ka mida Dowlada Hoose iyo Hay’adaha Dhulka taasoo la isku waafaqay dhinacyada oo dhan.

    Hubin dheer kadib waxay caddeeyeen Ingineeradii iyo Sharci yaqaanadii Dhulka in Shirkadda Dhismaha Buruuj Dukumintigeedu uu yahay midka saxda ah milkiyadda dhulkaasna ay iyadu leedahay, natiijadaas oo noqotay natiijo ay Shirkadda Buruuj iyo dhinacii haystay ay ku qanceen.

    Maanta oo ay taariikhdu tahay 09-06-2020 ayaa lagu balamay in lasoo bandhigo natiijadii baarista, iyadoo ay goobjoog yihiin darafyadii ay arintaasi quseysay waxaanna goobta ka hadlay ugu horeyn General Sh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) oo caddeeyay natiijadii barista ahaana gudigii dhexgalka.

    waxaa sidoo kale kale goobta ka hadlay Xasan Axmed Sadiiq oo ku hadlayay magaca dadkii dhulka ku sheeganayay shirkada Buruuj oo ay hareer taaganyihiin xubnihii saaxiibadiis ahaa oo ay kamid yihiin Cabdiaxman Axmed Guuleed, Caasho Malaaq Mahdi, Haweeya Xirsi Faarax, Ugaas Daahir Ugaas Yuusuf iyo xubno kale kuwaasoo dhamaantood caddeeyay inaysan Dhulkaan lahayn, isla markaana ay ku qanacsan yihiin go’aanka Garwadeedka, Ingineerada dhulka, iyo sharci yaqaanada una hogaansameen isla markaana cafis weydiistay Shirkadda Dhismaha Buruuj iyo Saamileydeeda.

    Buruuj Muran Dhul Shirkadda Buruuj
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Maxay Sheekh Shariif & Xasan Sheekh u diideen Codsigii Madaxweyne Farmaajo..?
    Next Article Duqii hore ee Muqdisho oo Madaxda Dowladda Federaalka uga digay inaysan abuurin jawi…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo