Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo adeegeeda kusoo kordhisay Inetrnet-ka Faca 4-aad

    Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo adeegeeda kusoo kordhisay Inetrnet-ka Faca 4-aad

    March 16, 2019Updated:March 16, 20193 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom waxa ay daah-furtay maanta adeegga Internetka 4G (Faca Afaraad – Fourth Generation) kaas oo aad uga waxtar iyo faa’iido badan 3G & 2G oo ay Hormuud  horay u soo bandhigtay, adeeggan Internet-ka 4G waxa uu kuu sahlayaa in aad ku xiranto Kumbuyuutaradaaga gacanta adiga oo Isticmaalaya Data-da Mobaylkaaga, haddii loo baahdana waxaa kula wadaagi kara Saaxiibadaada shaqada iyo guriga.

    Hormuud Telecom waxa ay u adeegsatay horumarinta 4G hannaanka Mobile broadband oo ah fududeeya in qalabka guurguura sida Kumbuyuutarada gacanta iyo Mobile-lada caaqilka ah (Smart Phone) lagu xiro internetka wireless  ama  xarigga lahayn, waxaa kale oo lagu xiri karaa 4G qalabka madaxyada USB-ga qaata.

    Waxa dheeri ku ah oo la socda adeegga Internetka 4G (Faca Afaraad-Fourth Generation) adeegga kale ee LTE (Long Term Evolution) oo ah adeeg heer sare ah kaas oo kordhiya awoodda xiriirka (Network Capacity) islamarkaana badiya xawaaraha Mobaylka ee Internet-ka, taas oo u fududeyneysa in adeegsadayaashu (Users) ay si sahlan iyo waqti yar ku dhammeystaan wixii howl ah ee ay uga baahan yihiin adeegga Internetka 4G ee Hormuud Telecom

    Ujeeddada Hormuud Telecom ka leedahay Internetka 4G

    Shirkado badan oo isgaarsiineed ayaa dalka ka bixiya  adeegga Internet-ka Mobaylka balse Hormuud waxa ay daah-furka 4G uga dan leedahay buuxinta baahida Internetka ee macaamiisheeda, baahidaas ayaa aad u badatay kaddib adeegyada 2G & 3G oo dalabka adeeggan ee rukunka awgiis laga sii gudbayo, sidaas daraadeed waxa ay Hormuud Telecom keentay  Mobile broadband waxa ayna markan  daahfureysaa adeegga 4G+ LTE (Long Term Evolution)

    Ineternet-ku Mobile-ku si guud waxa uu maanta kumilmay nolosha iyo shaqooyinka, waxaana jira howlo aan maanta suurtagal ahayn in ay qabsoomaan la’aantiis, howlahaas qaarkood waxa ay xiriir adag la leeyihiin nolosha iyo horumarinteeda, iyada oo haddaba halkaas laga shidaal qaadanayo Hormuud Telecom oo  horumarin iyo kobcin kuwadda fududeynta adeegga Internet Mobaylka waxa ay ugu talagashay Macaamiisheeda in ay helaan adeeg Internet oo ah 4G+ LTE kaas kaqaybqaadanaya horumarinta Waxbarashada, Cilmibaarista, Ganacsiga, Isgaarsiinta iyo wacyiga dadweynaha guud.

    Waddamada ugu horreeya Adeegga Internetka Mobaylka 4G

    1. South Korea – 95.71%
    2. Japan – 92.03%
    3. Lithuania – 84.73%
    4. Hong Kong – 84.52%
    5. Netherlands – 84.1%
    6. Singapore – 82.61%
    7. Norway – 82.42%
    8. Kuwait – 81.77%
    9. Sweden – 81.37%
    10. United States – 81.3%
    11. Qatar – 81.29%
    12. Hungary – 79.77%
    13. Australia – 79.34%
    14. Taiwan – 78.05%
    15. Finland – 76.36%
    16. UAE – 75.92%
    17. Canada – 75.42%
    18. Estonia – 75.11%
    19. China – 73.83%
    20. Bahrain – 73.82%
    (Source: OpenSignal) 

    Gunnaanad

    Hormuud Telecom oo tixgelineysa baahida ay macaamiisheedu u qabaan adeegga Internet-ka Mobile-ka waxa ay dhammaan Macaamiisheeda u soo bandhigeysaa 4G+ LTE oo markii ugu horreysay lagu adeegsanayo kuna shaqeynaya dhammaan Dalka.

    4G Hormuud
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWadahadal Madaxweynayaasha Somalia & Jabuuti uga furmay magaalada Muqdisho. [Sawirro]
    Next Article Mucaad Ibraahim: Saqiirkii 3 jirka ahaa ee lagu dilay Masjidka Alnuur, New Zealand [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo