Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Shirkado ku eedeeyay Musuqmaasuq wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya

    Shirkado ku eedeeyay Musuqmaasuq wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya

    April 5, 2022Updated:April 5, 20222 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saddex Shirkad oo ka mid ah shirkado u tartamay laba Mashruuc oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa ku eedeeyey Wasiirka Wasaaradda Eng. Cabdi Sheekh Axmed inuu mashaariicdaas ku wareejiyey shirkaddo uu dano gaar ah ka leeyahay maadaama aan loo marinin wadadii saxda ahayd ee qandaraas bixinta.

    Labada Mashruuc oo ay ku baxayso in ka badan Nus Milyan Doolar ayaa waxaa laga maalgelinayaa Mashruuca Scale-up ee ay maamusho Wasaaradda Maaliyadda, uuna maalgeliyo baanka Adduunka, labadan mashruuc oo ah diyaarinta sharciyo iyo Siyaasaddo loogu talogalay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa wasiirku waxa uu ku bedelay shirkadihii ku guulaystay tartanka shirkado aan waayo aragnimo badan lahayn oo tartanka ka galay kaalin hoose, kuwaas oo uu ka leeyahay danno dhaqaale iyo kuwa gaar ah ayna maamulaan xubno ka tirsan qoyskiisa.

    Wasiirka ayaa qorsheynaya in mashaariicdaas ay maamulaan dad aan khibrad shaqo u lahayn howsha islamarkaanna khilaafsan nidaamka daah furnaanta tartanka ee Baanka Adduunka, isagoo ka faa’iidaysanaya xiriir gaar ah oo uu la leeyahay Maamulaha Mashruucan Isabella Haward.

    Shaqalaha Mashruuca ee ku howlgala Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxa ay inoo sheegeen in ay si weyn ula yaabeen hab-dhaqanka Wasiir Cabdi Sheekh oo si toos ah usoo faragaliyey hannaanka qandaraas bixinta, unu sheegay in uu danaynayo in shirkad gaar ah lagu wareejiyo mashaariicdan oo uusan marnaba raali ka ahaaneen shirkad kale taas oo keentay in markii labaad lagu celiyo xayeysiinta mashruuca maadaama ay markasta soo bixi waayeen shirkadaha uu wato.

    Wasiir Cabdi Sheekh ayaa ka faa’iidaysanayaa mashquulka Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka ee xilligan kala guurka ah, waxuuna xooggiisa iskugu geeyey in uu gacanta ku dhigo dhaqaalahan ka hor dhammaadka muddo xilleedka dowladda, Haddaba Madaxweyne Farmaajo maku dhiiran karaa in uu tallaabo ka qaado wasiirkan ku tagri falay awoodda xafiiska, cidkasta ugu sheekeeyo in uu ka gows haysto Madaxweyne Farmaajo.

    Ugu Dambayntii Wasaaradda Maaliyadda, Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha in ay hakiyaan mashaariicdaas si aysan saameyn xun ugu reebin xiriirka shaqo ee Dowladda Iyo Deeq bixiyayaasha.

    Top Wasiirka Boostada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLafta-Gareen oo joojiyey wada-shaqeyntii Arrimaha Doorashada ee RW Rooble (Go’aan cusub)
    Next Article NISA oo shaacisay Digniintii ugu yaabka badneyd (Qorshe lagu khaarijinayo Rooble iyo Farmaajo!)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo