Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Amar lagu soo rogay Hay’adaha ka howlgala Soomaaliya [Akhriso]

    Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Amar lagu soo rogay Hay’adaha ka howlgala Soomaaliya [Akhriso]

    October 4, 2018Updated:October 4, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkii toddoobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qabsoomay iyadoo lagu ansixiyey amar xukuumaddu ku soo rogtay Hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala Soomaaliya.

    Waxaa shirka guddoomiyey Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre, iyadoo looga hadlay qabya-tirka iyo dib-u-eegista dastuurka, amniga, siyaasadda lagula dhaqamayo hay’adaha xafiisyada ku leh dalka dibaddiisa, Istaraatiijiyadda Soo-kabashada iyo kobcinta dawladnimada iyo Hantida Qaranka

    Wasaaradda arrimaha dastuurka ayaa golaha warbixin ka siisay horumarrada laga gaaray qabya-tirka dastuurka, caqabadaha iyo fursadaha jira. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa warbixinta kadib waxa uu wasaaradda ku bogaadiyey shaqada ballaaran, wuxuuna amar ku bixiyay in dhammaan dhinacyada wada-shaqaynta la leh wasaaradda ay fududeeyaan hawlaha ay qaybta uga yihiin qabyo-tirka dastuurka si guul looga gaaro ajandayaasha qaran dalkuna uu u helo dasruur dhammays-tiran.

    Golaha wasiirrada ayaa ansixiyay go’aan ay dhawaan soo saartay wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha oo dhigayay in dhammaan hay’adaha dalka ka howl gala ee xafiisyada ku leh dalka dibadiisa ay gudaha dalka xafiisyo ka furtaan kuna shaqo billaabaan kahor Janaayo 01, 2019, hay’addii amarkaas u hogaansami waysana lagala laabanayo ruqsadda ay u haysato ka shaqayta Soomaaliya.

    Golaha ayaa sidoo kale ansixiyay Istaraatiijiyadda Soo kabashada iyo kobcinta dawladnimada oo ay soo bandhigtay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta.

    Kulanka ayaa Wasaaradda amniga gudaha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) ka dhagaystay warbixnta la xariirta amniga guud ee dalka, iyo dardargelinta dadaallada lagu xasilanayo guud ahaan Soomaaliya.

    Golaha wasiirada Kheyre Somalia xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiye Yariisow oo Shaqadii ka joojiyey La-taliyihiisii Qarsoodiga ahaa ee dhinaca Saxaafadda [Akhriso]
    Next Article C/raxmaan C/shakuur: “Ololaha Doorashada Mukhtar Robow soo abaabulay Madaxtooyada iyo Hay’adda NISA”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo