Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Shirkii Madasha oo u xayiran Axmed Madoobe iyo War-Murtiyeedkii laga soo saari lahaa…

    Shirkii Madasha oo u xayiran Axmed Madoobe iyo War-Murtiyeedkii laga soo saari lahaa…

    October 15, 20242 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka furmay 2-dii bishan Oktoobar magaalada Muqdisho ayaan weli lagu guuleysan in lasoo xiro, isagoo noqday shirkii ugu waqtiga dheeraa ee Golaha.

    Shirkan waxaa looga dooday hanaanka Doorashada Dowlad Goboleedyada iyo Federaalka iyo waliba fulinta heshiisyadii uu Goluhu hore u gaaray, iyadoo la isku mari waayay.

    Waxaa shirka si lama filaan ah shirka uga baxay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo magaalada Kismaayo ku laabtay 7-dii Oktoobar, kadib markii uu diiday Qorshihii Doorashada ee Madaxweyne Xasan Sheekh.

    Ra’iisal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ku dhawaaqay inuu weli socdo Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, isla markaana dib la isugu soo laaban doonaan madaxda qaarkeed oo wadatashi u baxeen.

    Axmed Madoobe ayaa shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland ee dhacay Khamiistii 10-ka Oktoobar si hoose ugu sheegay inuusan ku laabaneynin shirka Golaha Wadarashiga ee Muqdisho, isla markaana ay Jubbaland qabsan doonto doorashadeeda.

    Shirka Golaha ayaa wixii intaas wuxuu galay toddobaad hubanti la’aan ah, iyadoo rajo aan fiicneyn laga qabay inuu shirka kusoo laaban doono Madaxweynaha Jubbaland.
    Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan oo Axadii tegay magaalada Kismaayo ayaa qoraal uu soo saaray ku caddeeyay in socdaalkiisa magaalada Kismaayo ahaa mid daba socda kulamo uu la yeeshay Madaxda sare ee DFS.

    Wuxuu Axmed Madoobe ku adkeeyay muhiimada ay leedahay inuu sii wado xiriirka u dhaxeeya Madaxweyne Madoobe, Madaxda Dowladda Federaalka iyo madaxda kale ee Dowlad Goboleedyada si loo xaliyo arrimaha ka taagan ee Golaha Wadatashiga.

    Qodobka ugu adag ee horyaalla Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal wasaare Xamse Bare ayaa noqday sidoo loo xiri lahaa Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran iyo Qaabka loo qorayo War-murtiyeedkii laga soo saari lahaa.

    War-murtiyeedka ayaa laga cabsi qabaa inuu ku qabso Madaxweyne Axmed Madoobe go’aan uu ku qaadacyo Golaha Wadatashiga Qaran, kuna dhawaaqayo inuu Mowqifkiisa.

    Qorshihii Doorashada Madaxweyne Sheekh ayaa qarka u saaran inuu fashilmo, haddii ay Jubbaland ka harto, kuna biirto Puntland hore uga baxday Golaha Wadatashiga Qaran.

    Axmed Madoobe Shirka Madasha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXisbullaah oo Drone ah ku duqeeyay Saldhig Ciidamada Yuhuudda laheeyen Qasaarihii ugu badnaa..
    Next Article Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Abwaan Can ah oo ku dhintay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo