Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 11
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»Shirweynaha Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee Qardho oo galay maalintii labaad (Daawo Sawirada)

    Shirweynaha Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee Qardho oo galay maalintii labaad (Daawo Sawirada)

    May 25, 20161 Min Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Madasha Wadatashiga Madax Dhaqameedka Soomaaliyeed ee Qardho
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    Qaar ka mida odayaasha Dhaqanka Somaliyeed ayaa isagu tegay degmada Qardho ee Gobolka Bari, halkaasoo uu maanta uga furmay shirweyne.
    Shirka waxaa soo qabanqaabiyay Boqorka Beelaha Daarood Burhaan Boqor Muuse, waxaana loogu magac daray: Madasha Wadatashiga Hoggaanka Dhaqanka Soomaalida, iyadoo looga hadlayo xaaladda dhaqanka ee dalka.

    Odayaasha  isugu tagey Magaalada Qardho, ayaa isugu jira Malaaqyo, Ugaasyo, Isimo, Wabarro iyo Nabadoono, waxaana la sheegay inuu muddo saddex maalmood ah shirku socon doono.

    Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa sheegay in shirka diiradda lagu saari doono sidii dib u heshiisiin dhab ah loogu sameyn lahaa dadka Somaliyeed, si ay nabad ugu wada noollaadaan.

    “Shirkan waxaa looga hadli doonnaa dib u heshiisiin dhab ah in dadka Somalidu la dhex dhigo, oo la heshiisiiyo, inay nabad ku wada noollaadaan, in is dhex markii iyo is walaaleysigii iyo sidii Somalidu dhaqanka u lahaan jirtay la raadsho.” Ayuu yiri Boqor Burhaan Boqor Muuse.

     

    DAAWO SAWIRRO

    Hoggaanka Dhaqanka Somaliyeed oo maanta uu shir uga furmay Magaalada Qardho (Daawo Sawirada)

    1464111962c97e6.jpg

    1464111963069bb.jpg

    14641119656b2b4.jpg

    14641119655588f.jpg

    1464111967ced29.jpg

    1464111969e1b65.jpg

    146411196992ccf.jpg

    146411197012211.jpg

     

    1464112013b5107.jpg

    14641120155229d.jpg

    1464112015bace6.jpg

    1464112017add25.jpg

     

    Shirweynaha Odayasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee Qardho oo galay maalintii labaad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Fadhiyadii Baarlamaanka oo u xayiran qorshe ay dejiyeen Xasan Sheekh iyo Jawaari
    Next Article Taliska Booliska oo Buudad iyo Budad ka guddoomay safiirka Talyaaniga “SAWIRRO”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo