Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Siciid Deni: Ma Xilka Madaxweynaha Somaliya ayuu u tartamayaa mise Ra’iisal Wasaare..?

    Siciid Deni: Ma Xilka Madaxweynaha Somaliya ayuu u tartamayaa mise Ra’iisal Wasaare..?

    May 13, 2022Updated:May 14, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waa musharaxii labaad ee isagoo ah madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kadib Col. C/llaahi Yusuu Axmed 2004.

    Siciiid C/llaahi Deni waa siyaasi wasiir kasoo noqday dowladda Federaalka, wuxuuna hore ugu tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya, balse doorashada 2022 waa musharax ka duwan sidii hore.

    Wuxuu dagaal aan waxba la iskula harin la galay Farmaajo iyo maamulkiisii, isagoo hoggaamiye u ahaa mucaaradka dowladda, wuxuu garab iyo gashaan u noqday Axmed Madooba-ha Jubbaland, ugu danbeyn wuxuu ku guuleystay dagaalkii siyaasadeed ee uu la galay Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Musharax Madaxweyne Siciid Deni sida uu ku sheegay khudbadii uu ku shaaciyey musharaxnimadiisa in ujeedkiisa ugu weyn uu yahay inuusan Farmaajo mar kale kusoo laaban Villa Somaliya, taasoo ka dhigan dhammeystirka halgankiisa.

    Inkastoo codad badan uu heysto, soona saartay inta badan xildhibaannada labada Aqal ee kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland, Siciid C/llaahi Deni ma aha musharax loo sadaalinayo inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya.

    Inkastoo uu wareegga labaad ee doorashada Madaxweynaha gaari karo, haddana waxaa la rumeysan yahay in Siciid Deni halka ugu sareysa ee uu gaari karo ama uu raadinayo ay tahay isbaheysi cod iyo xil is-weydaarsi ah oo uu la galo mid ka mida musharixiinta ugu codadka badan wareegga koowaad, marka laga reebo Farmaajo.

    Musharax Siciid Deni waxaa la filayaa inuu raajicinayo xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, dadaalkiisuna halkaas ku suntan yahay, kaasoo aan la damaanad qaadi karin marka la eego loolanka adag ee xilka Madaxweynaha.

    Waxaa la saadaaliyey inuu aad ugu dhow yahay isbaheysi uu la galo madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo isaguna wajahaya tartan saddex geesle ah oo adag, Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Xasan Kheyre.

    Dagaalka uu Siciid Deni la galay nidaamkii Farmaajo ee lagu guuleystay, waxaa mar kale xaqiiqo ah inuu guushii labaad qarka u saaran yahay guushiisii labaad ee ah inuu kursiga dhaafsiiyo Farmaajo xitaa haddii aanu isagu ku guuleysan.

    Doorashada Puntland Siciid Deni Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAhlu-Suna oo laga saaray Dhuusamareeb, kadib Dagaal 10 Saacadood qaatay iyo Qasaaraha..
    Next Article Musharixii labaad ee Beesha H/Gidir oo taageeray C/raxmaan C/shakuur iyo Qorshe socda

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo