Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Siciid Deni oo Khudbad Nabad-doon ah jeediyey. “Haddii ay Amarkeyga tahay wixii dhacay ma dhaceen..”

    Siciid Deni oo Khudbad Nabad-doon ah jeediyey. “Haddii ay Amarkeyga tahay wixii dhacay ma dhaceen..”

    December 24, 2021Updated:December 25, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad Sulux ah oo xal raadin ah ka jeediyey magaalada Garowe, isagoo ka hadlay xaalad magaallada Boosaaso iyo xaaladaha ku xeeran.

    Deni wuxuu sheegay inuu aad uga xun yahay wixii ka dhacay magaalada Boosaaso isla markaana ay ahayd taariikh qormeysa in Hoobiyeyaal lagu garaaco magaaladii ugu muhiimsaneyd Puntland.

    “Waxaan ka xumahay dhaqanka oo dadnimada iyo dowladnimada u fiicneyn oo agaasimihii hore ee PSF xilka inuu wareejiyo ku diiday oo arrinta maanta dhacday sabab u ahayd” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

    Wuxuu sheegay in laga hor yimid isbedelka xilka oo ah khiyaano qaran, ayna xeeriyeen xalaadda, iyagoo 20 Beri ka badan sugayey inay fusho xil ka qaadista, kuna taagneyd talo kasta oo aan wax u dhimeyn nidaamka iyo dastuurka.

    “Waxaa aad looga shaqeeyay inuusan hirgelin sababo aan sax ahayn, waxaa arrintaas ka dhashay in ciidamadii dowladda oo sugaya ammaanka in weerar lagu qaaday, waxaa weerarkaasi waxaa ka dhashay dagaal.. Waxaa nasiibdarro ah in hoobiyeyaal magaalda loo qeybiyay iyadoo aan qiil loo haynin, ciidamadii is hor fadhiyey laguma ridin, fasiraad ayay u baahan tahay sababta Hoobiyeyaasha magaalada.” ayuu yiri Siciid Deni.

    “Puntland waa dowlad 23 sano jirsatay oo ka mida dowladda federaalka… coddowga ay maanta lahayd Puntland si isku mid ayye u diaafceysay .. Dadka Puntland waxay ku nool yihiin barwaaqo sooran marka Soomaaliya loo fiiriyo.. Puntalnd maanta lagama fileyn in tano kale ay dhacdo. wixii dhacay waa dhaceen, qadar ayey ku dhaceen taladeena kuma dhicin, waxaan ugu baaqayaa in arrintaas la daba qabto”

    “Maxamuud Diyaano waan u naseexeynayaa.. Haddii qof waliba yiraahdo meesha aan ka shaqeeyo haddii la iga bedelo anigaa qaadayana, waxaan rejeynayaa anoo rabin inaan hoos u daadego, maanta iska eedeyneyno… Ciidamada Gadoodsan ee Agaasimihii hore waxaan u ballanqaadayaa inaysan jirin cid dagaal ugu socota. waxaan qaadan doonnaa xal kasta oo ay keenaan Waxgaradka iyo Isimada, ayna qabtaan cidda khaldan.. Haddii ay amarkeyga qaadan lahaayeen wixii dhacay ma dhaceen…” ayuu yiri Deni

    Wuxuu ku celceliyay in isla xisaabtanku danbeyn doonno, isla markaana ay jiri doonto baaritaan, laakiin uu xaqiiqda doonayn inuu sheego. “Waxaan ka baqayaa in dadka xalka ku jira inay caqabad ku noqoto. Waxaan rabaa inaan waqti siino. waxaan qaadeyneynaa xal kasta oo dowladnimada ku dhisan..”

    Boosaaso Deni PSF Puntland Siciid C/llaahi Deni Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleYuusuf Indha-cadde oo dalbaday Baaritaanka Isku-day Dil uu sheegay inuu ka badbaaday (Akhriso)
    Next Article Dowladda Somaliya oo xirtay Terminal-kii Garoonka Muqdisho ee AMISOM iyo Q/Midoobay (Sabab?)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo