Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay garoomka diyaaradaha magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, halkasoo socdaal degdeg ahaa lagu casuumay.
Waxaa garoonka kusoo dhoweeyay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, iyadoo Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya uu markii ugu horeysay sheegay inay wadahadalka labada hoggaamiye uu daba joogo kulamo xiriir ah oo dalalka Gobolka uu la yeelanaya Ra’iisal wasaaraha Itoobiya.
DAAWO SAWIRRADA



