Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Sidee Madaxweyne Farmaajo uga booday Arrintan muhiimka u ahayd Miisaanka Metelaadda Beelaha? (Akhriso)

    Sidee Madaxweyne Farmaajo uga booday Arrintan muhiimka u ahayd Miisaanka Metelaadda Beelaha? (Akhriso)

    September 13, 2020Updated:September 14, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho ka furay maanta shirkii go’aan ka gaarista Doorashooyinka dalka oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dalka ee isugu jira heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, iyado metelaadda beelaha soomaalida aysan ku dhammeyn.

    Shirarka xilliyada kala-guurka ee lagu gelayo heshiisyada siyaasadeed ayaa waxaa ka qeyb geli jiray oo metelaad ku yeelan jiray mas’uuliyiinta ugu sareysa Beelaha Soomaaliyeed iyo maamul Goboleedyada, arrintaas oo soo socotay xilligii Madaxweyne Xasan Sheekh, aguna gaaray go’aannadii doorashada Dadban ee daka ka dhacday sabadkii 2016.

    Shirka maanta ka furmay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ka maqnaa Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo iminka ku magacaaban ku-simaha Ra’isal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa, taasoo aan hore u dhici jirin, wuxuuna Ra’iisal wasaare ku xigeenku kasoo jeeda degaanada Waqooyi ee la baxay Somaliland, taasoo loo arko inay hoos u dhigeyso isku heyntii Soomaalida iyo gaar ahaan dadka Waqooyiga ee ka mida dowladda Federaalka.

    • Ra’iisal Wasaare ku xigeenkii hore oo eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya, Soona jeediyay 3 Qodob

    Ra’iisal wasaarihii ku xigeenkii hore ee dowaldii Xasan Sheekh Maxamed Cumar Carte ayaa degaanada Waqooyi u meteli jiray shirarka masiiriga ah ee dowladda federaalka, waxaana la yaab leh sida Madaxweyne Farmaajo uga booday arrintan, iyadoo hore loogu eedeeyay inuu cadaawad gaara u hayo Somaliland.

    • Max’ed Cumar Carte: “Waa in Madasha dib ugu noqotaa xubnaha Aqalka sare…” [Dhageyso]

    Madaxweyne Farmaajo ayaa dhinaca kale weli magacaabin Ra’iisal wasaare cusub muddo ka badan 50 maalmood, taasoo loo aaneynayo inuu dib ugu dhigtay inta laga gaarayo heshiiska doorashada dalka.

    Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa ka diiday Madaxwene Farmaajo inuu keligood shir u qabto oo kala hadlo arrimaha Doorashada, taasoo ku qasabtay in shir guud lagu casuumo maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, balse ma jirin cid talada ku darsatay Somaliland oo dowladda Federaalka lagu metelo.

    • SAWIRRO: Ra’iisal wasaare ku xigeenka cusub ee Xukuumadda oo xilkii la wareegay
    Max’ed Cumar Carte: “Waa in Madasha dib ugu noqotaa xubnaha Aqalka sare…” [Dhageyso]
    SAWIRRO: Ra’iisal wasaare ku xigeenka cusub ee Xukuumadda oo xilkii la wareegay
    Ra’iisal Wasaare ku xigeenkii hore oo eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya, Soona jeediyay 3 Qodob
    Dirta Waqooyi Mahdi Guuleed Miisaanka beelaha Shirka Muqdisho Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMuxuu Madaxweynaha Hirshabeelle ka yiri kulankii uu la yeeshay Safiirka Mareykanka ee Somaliya..?
    Next Article Wararkii ugu danbeeyay kiiska Dilka Marxuumad Xamdi iyo Qeylo-dhaan kasoo yeertay (Maxaa isbedelay..?)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo