Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sidee u dhacay Kulankii Baarlamaanka? (Xubno la ansixiyey iyo Xildhibaano loo deegsaday awood Ciidan).

    Sidee u dhacay Kulankii Baarlamaanka? (Xubno la ansixiyey iyo Xildhibaano loo deegsaday awood Ciidan).

    March 31, 2021Updated:March 31, 20212 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulankii Golaha Shacabka ee ayaa qabsoomay maanta Duhurnimadii, kadib markii ciidamo badan la dhigay Wadooyinka ku xeeran madaxtooyada, lagana hor istaagay Xildhibaannadii laga joojiyey fadhiyada Baarlamaanka.

    Kadib markii la ansixiyey Ajendaha ayaa cod loo qaaday Xubno ka dhiman Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha. Axmed Zeylici Muuse iyo Maxamed Cusmaan Cabdullaahi Xamza oo ka mid noqonaya Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo Federaalka, waxaana ogolaatay 136-Xildhibaan 3-Xildhibaan ayaa ka aamustay, mana jirin wax diiday.

    Fadhiga Golaha shacabka waxaa warbixinta xaaladda Covid-19 ka jeedisay Wasiirka Caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur, iyadoo kulanka isaga tagtay warbixinta kadib; kadibna waxaa bilowday dooda xildhibaannada ee ku saabsan xaaladda cudurka Covid-19. Guddoomiye Mursal ayaa soo xiray kulankii Baarlamaanka ee maanta.

    Arrinta muddo kordhinta ayaan maanta lagu soo qaadin fadhiga, kadib xaalad ka dhalatay oo keentay inay soo farageliyaan wakiilada beesha caalamka, ayna xoogeysteen madaxda maamul Goboleeyada ee ka horjeeda.

    Kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa ku qabsoomay jawi aad u kacsan, markii ciidamo fara badan saaka lagu xiray agagaarka madaxtooyada iyo baarlamaanka, loona diiday 15 xildhibaan inay ka gudbaan baraha koontaroolka Madaxtooyada, iyadoo loo adeegsaday awoodda ciidanka.

    Xildhibaan C/risaaq Cumar oo degan aagga madaxtooyada ayaa sheegay in gurigiisa lagu wareejiyey ciidamo wata gaadiidka dagaalka oo gaaraya 30 askari, si looga hor istaago inuu tago fadhiga Baarlamaanka.

    Baarlamaanka Kulanka Baarlamaanka Xildhibaanno
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan shaaciyey in Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal lagu wareejiyey Gurigiisa si looga hor istaago…
    Next Article Maxamed Mursal oo ka noqonaya kulan ka joojintii uu ku sameeyay 15 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo