Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Sidee Xaaf loogu qanciyey inuu aqoonsado Madaxweyne Qoorqoor, kana qeyb galo caleemo-saarkiisa..?

    Sidee Xaaf loogu qanciyey inuu aqoonsado Madaxweyne Qoorqoor, kana qeyb galo caleemo-saarkiisa..?

    March 24, 2020Updated:April 4, 20202 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa la xaqiijiyey in madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) uu ka qeyb galayo caleemo saarka dib u dhaca ku yimid ee Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaarie (Qoorqoor).

    Xaaf ayaa si weyn uga hor yimid doorashada ay dowlada federaalka ka abaabushay Dhuusamareeb iyo musharaxa ay wadatay ee kusoo baxay doorashadaasi, wuxuuna Gaalkacyo ku dhisay Baarlamaan iyo maamul cusub, laakiin waxaa wadahadal hoose u socday isaga madaxda dowladda Federaalka oo markii danbe keenay heshiis.

    Xogta la helay ayaa sheegeysa in Xaaf uu aqbalay heshiis uu la galay madaxda dowladda Soomaaliya oo hore uga baxay inay fuliyaan qaar ka mida heshiis hore ee keenay inuu xilkiisa u wakiisho Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya, iyadoo markan uu shuruud adag ku xiray, wuxuuna heshiiska cusub ku helayaa kharash hore uga maqnaa dowladda iyo mid kale oo loo balanqaaday.

    Waxaa si rasmi ah heshiiska Xaaf ku aqbalay inuu aqoonsado Madaxweyne Qoorqoor shaaciyey madaxweyne ku xigeenka cusub ee Galmudug Cali Daahir Ciid, kaasoo sheegay horaantii bishan Maarso in la dhammeeyay khilaafkii kala dhaxeeyay Xaaf, isla markaana arrimo yaryar oo dhiman la dhammeystirayo.

    Kulanka magaalada Gaalkacyo ku dhex maray Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo guddoomiyaha Guddiga Caleemo saarka Qoorqoor Mudane Yuusuf Garaad ma ahayn mid ku saabsan waanwaan lala gelayo Xaaf, balse wuxuu ahaa xaqiijinta heshiiska hore u dhacay.

    Caleemo saar Galmudug Heshiiska Xaaf Qoorqoor Top Xaaf
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCulimada oo ka hor yimid Amarkii maamulka Puntland ku xiray Masaajidda & Dugsiyada Quraanka.
    Next Article Mareykanka oo maanta bilaabay inuu Kaniiniga Malaariyada ku daweeyo Bukaanada cudurka Coronavirus

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo